SAMIR QAADO WIIL YAHAW

 


Heestan waa hees cusub oo uu tiriyay Abwaanka dada yar ee reer Burco , waxaanu u tiriyay saxibki oo ay gabadh wada sheekaysanayen muudo dheer, ka dibna gabadhi ku dadisay ama ay khiyamaysay, ee sidaa ula soco  heesta iyo ujeedad ay xabarsana tahay .
 

 

Suubaneey jacayl baa
Suur ii afuufoo
Sabab taada wee yaan
Saqda dhexe habeen kii
Waxaan la sala laa
Sadriga iyo laab taad
Ku samay san tahayoo
Sahal maaha caashaqu
Sabo weeye caashaqu
Samo laga dur duurtiyo

******

Sam sam iyo xareediyo
Ila sabeeya wee yaan
Sideed anabar anoo qaba
Ayaad kii sagaa laaad
Sambaba igoy see
Suuba neey jacayl kii
Sabaniyo ilaa saban
Soo daa hi naayey
Maalin tii sad kii go,ay
Hadaad suuba neey tidhi

******

Samir qaado wiil yahaw
Sair aan dur duur too
Nafta aan sabaashee
Sarka dhabanka caashaqa
Kolay seexan maaye
Ifka samo ku noolaw
Aakhirana saliim iyo
Saf kii galay janada noqo
Samir baan gudoon too
Allaa ii sah laayeee

******


 

By:Mustafe Xaaji Axmed  Diiriye