Wasiirkii ugu quraan akhriska badnaa, ugu musuq maasuqa badnaa ,ugu
eexda iyo qaraabo kiilka badnaa, ugu maamul xumada aqoon darada
banaa, ee soo mara Wasaarada Maaliyada

Waxaan marka hore salaamaya bahda saxaafada ee suurto gelisay in
aaraahda iyo fikiradaha lay sku dha afsado laguna soo bandhigo suurto
gelisay. oo websaytyada aan u soo diray qoraalkani ka mid yahay.
Wa xaan jeclaan lahaa in laga saaro qof jeclaysiga, iyo danku qabida
fikradaha daweynaha.
Dhaqaaluhu waa hal bowlaha qarran kasta oo leh shuruuc iyo qaynuuno,
waxaad moodaa in maan ta soma liland laga xukumo TV yada iyo hadba
sida uu cod karka u yahay Wasiirku cida uu eedeen aayona uu eedee yo,
hadduu dhaqaale gacanta ku hayana aan cidiba ka daba hadli karay..
Saxaafada xorta ah waxaan horta u sheegayaa iyo akhristayaasha wax
loo soo bandhigayo,inaynu bara no habka daraasadaha iyo dabolgalka
dhabta ah loo sameeyo oo aynaan ku koobnaan, milicsiga dhawaa qa iyo
carabka bulsha masuulku lee yahay, waxase lagama maarm aan ah inaad
dhug fiiro u yeelato ficilka runta ah ee jira. hadaan intaa arar iyo
hordhac ku dhaafo.
Waa run oo maanta ayaa wasaarada maaliyadu ugu quraan akhri badan
tahay, maka fayo qabtaa Musuq maasuq? waa su' aasha u bahan in lays
yar dul taago . Musuqa Wasaarada Maaliyada ka jiraa Waa A-Z
badheedha ah taladdii accountabiliygii, transparentkii, xisaabtankii,
furfuraantii, lac ag bixintii iyo isu saxe exidii, shaqale bedelkii
dalacsiintii, waxay galeen hal gacan oo kutagrifasha , maalaayiin
Dollar waxaa xusid mudan in xisaabtu tahay 1+2 = 3 jawaabtaasi isma
bedesho, xeel dheerayaasha Wasaarada maaliyada & sharci yaqaanada
Xisaabaadka Miisaaniyada, iyo ilaha laa maha Dakhliga ayaa
dhamaantood aad ka heli kartaa xoga iyo xirfadaha Wasiirku ku
lunsado hanti da ummada.
Waaa Wasirka keliya ee keligii la
baxay lacago Billion ah, horumarinta banks iyo isu dheelitirka
laca go aan waxba lagu qaban, u adeegsiga bribery Tariff iyo inland
refenuega kala takoorida, shaqaala ha, ganacsata da, oo qaarna
allaabtooda iyo ganacsigooda la labanlaabo ,qaarna laga dhigo faro
guudkood ama inta isla anta bacadka fadhida la gala mid dhigo
shirkadaha ugu waaweyn waa mid subxaanala.
Mukhaadaraadka, sigaarka
iyo dawooyinka jidhka lagu bedelo oo Wasiir Quraan akhriyaa jebiyo,
M aceeshada iyo Shidaalkana qaali gareeyo waa hagardaamooyinka
Samaale ku hayo Qarankan cur dinka ah, wax aa dheer shaqaalaha lagu
takoorayo aqoontiisa ee lagu bedelayo mid aan saxa iyo khaladka kala
saarayn oo u haysta wax kasta oo uu Wasiirku qabtaa inay sax tahay.
Human resourse ku waa aallad sidii argagixisada loo adeegsanayo
lunsiga hantida qarranka eraya da la ist icmaallo shaqaalihii hore waa
tuug oo maxaad u xidh xidhi weydey, mida kale waa kuma kaad aragtay
ee wax xaday, Wasiir Samaale waa nin af macaan oo hadalka odhan og,
xisaabtama kumuu darsan in wax ka sta oo uu sameeyo oo Diinta ku
khaldayo in shaqaaluhu og yihiin..
Wasiirka musuq maasuqa iyo kaan
ahayn, bal Maxamed Xaashi iyo Siilaanyo iyo Geesba halagu she ego
mu su qmaasuq iyo hanti boob... Waxaan rumays nahay in haddii si dhab
ah loo baadho Wasaa rada Maaliyad a, in Samaale yahay kii ugu musuq
maasuqa & Hanti boobka badanaa , ku daliiliya Q uraanka isagoo fadee xo faraha kula
jira ,kii ugu eexda iyo kala takoorka badnaa, Maamulka Wasa arada
iyo nidaamkiina dumiy ey.............
Wabilaahi towfiiq
Abdilatif aadam Guuleed
gabdilatifaadam@yahoo.com |