Ogeysiis: Reer Oslo iyo cidda ka ag dhaw AASKA Marxuum Cali Xuseen Farah
 


Waxaa dhamaan somalida ku dhaqan Oslo iyo hareeraheeda la ogeysiinayaa in maalinta
arbacada ee bishu tahay 19 desember la aasi doono haddii Eebbe idmo marxuum Cali XuseenFarah Ilaahay janadiisii Farduusa haka waraabiyee.


Sidaa darteed waxaa la idinka rabaa inaad ka soo qaybgashaan, waqtigana ilaalisaan si aan waajibaadkan inaga saaran u gudano.


Goobta: Qabuuraha Gamle Byen Gravlund
Goorta: arbacada 19.12.12 kl 11:00


Ka soo qaybgal wacan

 


Ahmed Abdullahi Obsiye