Reer gabilay way dhafeen xeerkii isaaq u yaalay !!!!!!!!

 

 


Salaan shabakada Timacade News iyo dhamana waxa akhrista oo dhan .........

dhamaanteen waxaan laawada socona sida cadaladarada ah ee uu Siiranyo markii uu ku guuleestay madaxti nimada dalka ,uu u si ayay saami aanay lahaynd reer Gabilay oo waliba uu uga eexday gobolada somaliland oo dhan , oo aynu ogeen sida uu ugu eexday dagmada gabilay oo marka la eego codku ka helay ay ka cod b adnaayeen gobolada kale sida hawd iyo maroodi jeex iyo togdheer iwm.


Waxaa kale oo cad inuu sanadka uu haya xilka waxyaabo badan oo la taaban karo uu u qabtay halka  uu go bolada qaar aanu soo hadal qadin ama cagtaba dhigiin sida gobolka hawd oo ah halkii uu kula baxay magaca ((( Mujaahid))).!!!!!!!


Waa wax lala yaabo inuu madaxwaynaha ay ugu abaal gudaan waxa aan wali ka dhiciin Soomaliland waligeed oo aan la arag,  lana maqal waxaas oo kale .Waxaa aad nuusqan u ah dadkii uu wanajiyay ee hadana KABAH A ku soo dhaweeyaya waa wax aad loola yaabo !!!!!!!!!!!!


Hadii aan u soo noqdo hadalkayag waxaan la yabay reer Boorama iyo reer Gabilay ,waa laba albaba oo isku xiga oo hal kadin laga wada gaalo , meelna waxaa yaala majo jiifta,  meelna ubax !
Waxay reer Gabilay sameeyen waa wax ay ka wada damqanay dhamman shacabka reer Soomaliland ee qu rbo joogta iyo waliba waxay ku soo kordhiyeen heer cusub oo iyaga barri waay noqon madaxwayne waana lala sugi doona KABO in madaxa loo sudho.


waxaan uma malaynayo inaay ku kooban tahay dhalinyaro ama ciyal waay u wada dhamaayeen dhamaan reer gabilay waxana ka danbeeyay
oodoyasha ama madax dhaqeedka waana arinkii lagu kala qadan jiray xalka ,hadaba wuu dhafay waxaa la odhan kara waa arin taagn kadagalan ama dil!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!


Waxa meesha taala ee aynu arkayan waxaa kala baxay Gun iyo Gob , reer Gabilay waay gumoobeen,  reer Awdalna waay gobonimoodeen , waxaayna sameeyen sidii cadada aheed ee  dhaqan soomaliyeed iyo dhaq an diimeed ahaaba iyada oo aynu arkaynay siduu Siiranyo ula dhaqmay markii uu xilalka qaybinayay oo uga badiyaya Gabilay oo  dagmo ah , waxaa soo baxaya waxaan xeer diin iyo xeer dhaqan midna aan ku jirin ..


Aan u soo noqdo dawlada  Soomaliland , waa inay marisa xeer ciqabeed xeerka ugu xun kaas oo ah in la xid ho oo la baadho sabaabta ku kaliftay waxan ay sameeyeen ,waan in la waydiiya madax dhaqameedkoda , waana in la waydiiya siyaasiyintoda , waa in la waydiya waxaa kukalifay inay madaxwayne KABO ku soo dha weeyan. Gunti iyo gunaad waxaan odhan lah madaxwayne iyo dawlada iyo umada uu u taliyaba,mudane mad axwayne miyaad ka qaadi waxaad siisay, abaalkooda sidaa ah ,waxay qaadayan ayaa iska yar Somaliland ha ddii ay dumayso,  iyaga ayay ka dumaysa .Waxaa intaa iiraca , waar tolow way Guumoben ee yaa xaalka ka bixin  >>>>>????????????????

 

 

 

 

Caynaan Mmahamed Jama
caynaan72@hotmail.com
Qadar Doha