RAMADAAN IYO RAAXADA QALBIGA

Waxa la galay toddobaadkii labaad ee bisha barakaysan ee Ramadaan.
Waxa la laasimay daacadda Eebbe, oo lagu gutay jihad adag iyo samir.
Haddaba sanadkan oo dalalka
waqooyiga dunida ay ku beegantay xili xagaa ah oo cadceedu goor
dambe dhacayso, mey noqon wax cibaadada ILAAHAY wax u dhintay, bal
se waxaa muuqata in sanadba sanadka uu ka dambeeyo, ay diinta
Islaamku hiil iyo gurmad ku socda xawaari xoogani dalalkan aanu
joogno soo gaadho. Tacmiirta masaajidda, afurka la wadaago, suxuurta
leysagu yeedho, QURAAN akhriska, tartanka caruurta ee arrimah diinta
iyo dhaqdhaqaaq kasta oo la cisaynaayo bisha ILAAHAY inoo dooray ee
Ramadaan, ayaad meel kast ka arkaysa.
Tahniyad rasmi ah oo ka soo
baxaday dhammaan xafiisyada hay’adaha dawladdaha Yurub dhammaantood,
waxa wehelisa casuumado iyo ka soo qayb gal xafladaha Ramadaanka ee
madaxda dalalkan. Sidoo kale ayaad arkaysa shaqaalaha oo loo
baarikaayo, laguna tahniyadeenaayo bilowga soonka.
Waxa intaas oo dhan isku
fuuqsatay in kowdii Ramadaan ay dalkan Britan (Ingiriiska), ay ka
bilaabmeen Idaacado ka badan soddon (30), oo FM ah soconayana 24ka
saacadood ee bishoo dhan, wax aan diin islaamka ahayn laga soo
deynayn. Waa quraan laabtaada qaboojinaaya ooy akhriyayaan culamadii
waa weyneed waa Cabdi Baasid, waa Wiilkiisa Yaasir, waa Xusari, waa
Xudeyfi, waa xadiisyo iyo taariikh ay darandoorinayaan Shacraawi,
Qaradaawi, Naabulsi iyo dhammaan culumada daafadaha dunida. Waxa
Idaacadahan oo loo yaqaan Idacadaha Ramadaanka (Ramadan Radios), ay
ku baxaan afafka Ingiriiska, Carabiga Urdooga, iyo meelo badan afka
Soomaliga. Waa guul aan cidi nala wadaagin.
Tolow magaaladaydii Hargeysi iyo
dhammaan ciriga Soomalida ma jirtaa idaacad 24ka saacadood furan oo
diinta Islaamka uun ka hadlaysa?. Maan maqal, waa se arrin ina
sugaysa oo dawlad iyo shacbiba u baahan in la hirgeliyo. Dhalinta
Cardiff ka tegtay fasaxii oo hadda soo laabtay, waxay ku noqotay wax
la yaab leh inayna Hargeysa ka jirin Ramadan Radio.
Waxa reer Cardiff u gaar ah. In maalinta Axadda ee 14 September la
qabanaayo afur samofal ah oo lacagta ka soo baxda lagu deeqaayo
Muslimiinta qaaradda Africa oo Soomalaadu u badantay. Waxa xafladda
ka hadlaaya Proff. Sh. Tariq Ramadaan, waxaana codkiisa macaan
quranka ku akhriyi doona Sh. Yaasir Cabdi Baasid, oo ah wiil uu
dhalay Sheekhii weynaa Alle ha u naxariistee Cabdul Baasid Cabdul
Samad.
Waa inoo:
Iftar for Africa
Special Guests Prof. Sh. Tariq Ramadan, and Yasser Abdul Samed
Cardiff City Hall
5.00 ilaa 9.00 pm
14 September 2008
Tafaasiil iyo tickets ka doono
07886379389.Qiimaha ticketka waa
£25.00, waana sadaqad
ee ajarkeeda ha moogaan.
Ugu dambeyn, aan idinku dhaafo cinwaanada Idaacadaha Ramadaan iyo
sida loo helaayo. Waana kuwan hoos ku qoran, ee dhegeyso, qalbiga ku
qabooji, naftadana sheydaanka kaga xijaab. Ogow waa Idaacad u baahan
ka-qayb galkaaga, oo aad fariin iyo barnaamajba kaaga baahan. Waa
idaacadaadii ee ka dhig makarafoon codkaaga baahiya, iyo manbar
fikradaada fidiya.
Ramadan Special
87.7 FM - Cardiff
Ramadan Broadcast
On air from: 01/09/08 to 02/10/08
Contact: Ansar Mahmood
Telephone: 07919 574667
Email: salaam46@yahoo.co.uk
Ramzan Radio
87.7 FM - Bristol
Ramadan broadcast
On air from: 02/09/08 to 03/10/08
Contact: Abdul Hamid
Telephone: 07886844699
Email: rrspecialbristol@yahoo.co.uk
VAwaaz FM
87.7 FM - Blackburn
Ramadan radio broadcast
On air from: 01/09/08 to 02/10/08
Contact: Rana Gulistan Khan
Telephone: 07984 300701
Email: ranagulistan@hotmail.com
FMO Radio Ramadhan
87.7 FM - Leicester
Ramadhan Broadcast
On air from: 02/09/08 to 03/10/08
Contact: Abdul Karim Gheewala
Telephone: 0797 4565616
Email: akgheewala@aol.com
Helping Hands Radio Ramadan
97.1 FM - Burnley
Ramadan radio broadcast
On air from: 01/09/08 to 02/10/08
Contact: Syed Iqbal
Telephone: 07947478953
Email: info@helpinghandsworldwide.com
Leeds Ramzan FM
87.7 FM - Leeds
Ramzan radio broadcast
On air from: 02/09/08 to 03/10/08
Contact: Gulzar Akhtar
Telephone: 07980 296 718
Mukaddas Ramadan FM
87.9 FM - Bradford
Ramadan Broadcast
On air from: 02/09/08 to 03/10/08
Contact: Iqbal Khan
Telephone: 07983 578835
One Ummah FM
87.7 FM - Reading
Ramadan radio broadcast
On air from: 01/09/08 to 02/10/08
Contact: Omair Zaman
Telephone: 0781 6620 725
Pakistan FM Bradford
87.7 FM - Bradford
Celebration of Pakistan`s Independence day.
On air from: 01/08/08 to 28/08/08
Contact: Syed Hassan
Telephone: 07800 599563
Email: ramzanfm@hotmail.com
Radio Hacc
87.7 FM - Harrow, NW2
Ramadan Broadcast
On air from: 01/09/08 to 02/10/08
Contact: Zafar Iqbal
Telephone: 07976 350875
Radio Ramadan
106.7 FM - Oldham
Ramadan radio broadcast
On air from: 02/09/08 to 03/10/08
Contact: Mohammed Ali
Telephone: 0161 620 1692
Radio Ramadan
87.7 FM - Slough (Berks)
Ramadan Broadcast
On air from: 01/09/08 to 02/10/08
Contact: Zulfikar Ali
Telephone: 077654 44727
Email: ali200@btinternet.com
Radio Ramadan
87.7 FM - Bolton
Ramadan broadcast
On air from: 02/09/08 to 03/10/08
Contact: Ibrahim Mohammad
Telephone: 07854 765004
Radio Ramadan Edinburgh
87.7 FM - Edinburgh
Ramadan radio broadcast
On air from: 03/09/08 to 04/10/08
Contact: Zahid Ali
Telephone: 07834 556674
Email: zahidali@btinternet.com
Radio Ramadan Peterborough
87.7 FM - Peterborough
Ramadan Broadcast
On air from: 01/09/08 to 02/10/08
Contact: Zia-ul Mustapha
Telephone: 07966 360035
Radio Ramadan Stoke
87.9 FM - Stoke-on-Trent
Ramadan radio broadcast
On air from: 01/09/08 to 02/10/08
Contact: Mohmmed Riaz Shah
Telephone: 07727099318
Radio Ramadhan
106.8 FM - Walsall
Ramadhan Broadcast
On air from: 02/09/08 to 03/10/08
Contact: Rosma Akhtar and Aftab Ahmed
Telephone: 07966488402, 07791415553
Email: radioramadan786@hotmail.co.uk
Radio Ramadhan Burton
87.7 FM - Burton-on-Trent
Ramadan radio broadcast
On air from: 30/08/08 to 30/09/08
Contact: Shahid Mahmood
Telephone: 07878 656715
Email: shahid.mahmoon786@yahoo.co.uk
Radio Ramadhan Croydon
87.7 FM - Croydon
Ramadhan Broadcast
On air from: 01/09/08 to 02/10/08
Contact: Muhammad Ashraf Hansrot
Telephone: 020 8689 4647
Radio Ramadhan Dudley
87.7 FM - Dudley
Ramadan radio broadcast
On air from: 01/09/08 to 02/10/08
Contact: Ataf Hussain Sabir
Telephone: 07746 530 344
Email: atafsabir@yahoo.co.uk
Radio Ramadhan Glasgow
87.7 FM - Glasgow
Ramdahan Broadcast
On air from: 03/09/08 to 04/10/08
Contact: Sajid Quayum
Telephone: 07957 453235
Email: sajid.q@ntlworld.com
Radio Ramzan
87.7 FM - Huddersfield
Ramzan radio broadcast
On air from: 03/09/08 to 04/10/08
Contact: Iftikhar Hussain
Telephone: 07968209687
Radio Ramzan High Wycombe
87.9 FM - High Wycombe
Ramzam radio broadcast
On air from: 01/09/08 to 02/10/08
Contact: Ghulam Hussain
Telephone: 01494 512120
Email: radioramzan@hotmail.co.uk
Ramadan FM
87.9 FM - London E1
Ramadan Broadcast
On air from: 01/09/08 to 02/10/08
Contact: Muhammad Abdul Kalam
Telephone: 07939 059819
Email: md_kalam2u@yahoo.com
Ramadan Radio Preston
87.9 FM - Preston & Blackpool
Ramadan radio broadcast
On air from: 02/09/08 to 03/10/08
Contact: Umar Ayub
Telephone: 0797 428 7355
Ramadhan
87.8 FM - Woking
Ramadan radio broadcast
On air from: 01/09/08 to 02/10/08
Contact: Nisar Khan Sulaymani
Telephone: 01483 823925
Email: s.choudry@ntlworld.com
Ramadhan FM
87.7 FM - Sheffield
Ramadan radio broadcast
On air from: 02/09/08 to 03/10/08
Contact: Mohammed Shabbir
Telephone: 0114 244 4458
Email: info@radioramadhansheffield.co.uk
Ramadhan Radio Dundee
107.5 FM - Dundee
Ramadhan broadcast
On air from: 03/09/08 to 04/10/08
Contact: Muhammad Habib
Telephone: 07877 577463
Email: mrhabib@tiscali.co.uk
Ramzan FM Keighley
102.1 FM - Keighley
Ramzan radio broadcast
On air from: 02/09/08 to 03/10/08
Contact: Syed Hassan
Telephone: 07800 599563
Ramzan FM Manchester
87.7 FM - Manchester
Ramadan radio broadcast
On air from: 02/09/08 to 03/10/08
Contact: Syed Hassan
Telephone: 07800 599563
Email: ramzanfm@hotmail.com
Salaam
87.9 FM - Luton
Ramadan radio service
On air from: 01/09/08 to 02/10/08
Contact: Tanvir Munir
Telephone: 0786 675 4599
Email: tanvir@islamicculturalsociety.org.uk
Crescent Community Radio in Rochdale
97.0FM
Ahmed Arwo
samotalis@gmail.com
samotalis.blogspot.com
|