Qaran news(cuqdad news) oo kamid noqotay warbaahinta cadawga s/land

 

 


Asalaamu calaykum dhamaantiin reer s/land , ramadaan kariim ila ahay sanadkaa sanadkkisa haynagu gaarsiiyo bash bash iyo barw aaqo.



Website ka layiraahdo (Qudhun News), oo aniguna aan u aqaano   (Cuqdad News) oo uu aasaasay, oo maal gelin jirey Wasiir ka mid ah Wasiiradii maamulkii Riyaale ee musuq maasuqa ahaa, ayaa int ii maamulkii Riyaale jiray wuxuu iska dhigi jiray website reer S/land leeyihiin oo u ad eega danaha iyo Qaranimada iyo jiritaanka s/land 

 

Website kaas oo uu maamulo Shakhsi cuqdad qabiil iyo nacayb ka buuxo, oo ka mid ah kooxdii Somaliland diidka ahayd …ayaa markii maamulkii Riyaale dhacay ee uu meesha ka baxay, Was iirkii maal gelin jiray , wuxuu bilaabay in uu wixiisii hore ku noqdo , waxaas oo ah nacaybka iyo cadaawada uu u qabo S/Land iyo jiritaankeeda iyo horumarkeeda.

 

Wuxuu gaaray heer uu ka naxo ama ka xumaado wax alla wixii wanaag ah ee S/land ku soo k ordha, wuxuu bilaabay in uu Dalka iyo Qarankakaba ka fidiyo been abuur iyo daacayado rakhi is ah oo farxad gelisa cadawga S/Land , waxa uu bilaabay in Website kiisa uu ka dhigo meel ay adeegsadaan dhamaan Cadawga Gudaha iyo Cadawga Debeda ee S/Land , sida kooxda argagixisada ah ee sheegta SSC.

 

Markaa umada reer S/Land,  waxaan uga digaya in aanay ku khaldamin oo Website kaas aan ay moodin war baahin reer S/Land leeyihiin.


 

 

 

 

KHADAR .A.HUSSAIN
E-MAIL: FAYRUUQ@HOTMAIL.COM