QABYO WA HALKEEDI !!!!!!! QARAXA KASUU SUCDA CEELBARDALE
 

Shacabka sharaftaleh reer Soomaliland meelkastow joogan waxey aad iyo  a ad usu dhawiyeen lixdee qudob ee dibada laga keeney markey  dha maanba reer Soomaliland xal kiine kare wayeen.

Wey fiicantahey in wixee wanaagsan ee nabad keenaya la isku raacu u  laqa atu, sida daraadeed shacabka Soomaaliland wey ku saxsanyeheen iney u  da baal  da gaan lexda qudob ee lagu hishiiyey.

Akhrista yaasha sharaftaleh waxan jeclahey inan xasuusiyo eney jirtu arrin  lab aad u halis ahaan u diganta ama kaba daran xurgufta  siyaasad eed ee sadexda xisbe qaran ka heshiiyeen. Arinkaase wa Dhibaatada  ay aan  dara da ah ee ka dhex oogan walaalaha ku wada dhaqan deeganka Ceelbardaleh iyo hariirehisa.

Waxa wax lalayaaba ah mudada arinkani qabyada yahey u hada sanad  ka badan ila imikana aan xal laga gaadhin.

Masuuliyada xalinta arinkan yey saaran tahey … hadi xal nabadeed u  deg  d eg ah aan laga gaadhina halkey Soomaliland gaadhsiinkarta. Jawaabtu  sidaa n  ani gu u arku, (1) Masuuliyadu waxey saaran tahey Dawlada  Soo maliland u kow kayahey Madaxweyne Riyaale, (2) Dhibta halka taala  had aan la so  a fjarin  wa xey Soomaliland gaadhsiin karta meel khatar ah u halis ah.

Waxeynu kawada dharagsanahey uu cadaan ah inu maamulka  Soomaliland ka gaabiyey masuuiyadii iyo waajibkii Distoriga aha ee kasaara  dary eelka sugista amnigah muwaadiniinta reer Soomalland ee ku dhaqan  guu baha la isku hayo.

Markaan dhab ugu fiirsano ahmiyada xaalada meesha ka taagane ey  leedah ey , iyo mowqifaka ila hada ka mooqda dawlada Somaliland, waxey  sh acabk a reer Somaliland intoda badane iswey diinayaan sababta dhabta ah ee ka  d anbeysa in arinka la iska eegto oon xal wax ku olah laga  gaad hin!!! Ma xeel  siyasdeed ba ku gadaaman o ka qiimo badatey dhiigah  wal aalaha ee  malin walba  dadana aya! Madaxda Somaliland kuwa maamulka haya ha noqdaan  a ma kuwa  mucaar idka ee u tartamaya madaxnimada dalka, ma fahamsan  ye hiin iney arinta  Ceel bardaleh mija xabinkarto  Madaxnimadaey  hogurey nayaan iyo nabadgaliyada guud ee Somaliland ba.

Labada beeloood ee walaalaha ah waxa la gudboon eney fahmaan kuwa   dhi m anaya iney iyaga yehiin cid kale u maqan u xal u heysana ma   mooqato. El aahey ka baqa oo dhiig danbe yoo daadanin .. yaan dhiigena kuraas lago  raa dsanin… idinka oonba dhameyn kara dhibaatada mesh taala …Isku yimaada  wada hadal daacad ah ku dhamiya wixi dhiman intaney talo fara ka hadiin.

Waxan kuso gabagabeynaya: (ki dhintaaba wa ani … kugu dhimey o kaa  dhi m ey). Cid horeomar iyo nolol gaadhi karta ma jrto hadaaney nabade jirin.. Caqliga haloso noqdo ..caadifada ha laga buxo .. Qore caarade xal keenemay o.

Walaalahayow arinka halouso ciliyo cidey khuseyso …yaan la siyaasadey. X alku wuxu Yaala Ceelbrdaleh iyo Dilla .. xal kaso socda  Hargeisa, Borama iyo Burco ma jiro sidey aniga ila tahey.
 


Hadee kale QABYO WA HALKIDEE.. Mese waxa lasugaya Lix qodob oo Dibada ka yimaada !!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!


ALLOW SAHAL

 

 

Sulaiman Yussuf Elmi