Xaflad Birmingham March 20th 2010

 


Xaflad balaadhan oo ay soo agaasimeen laanta Xisbiga Qaranka ee Kulmiye ee Bir mingham England, ayaa ka dhici doonta magaalada Birmingham, maalinta bishu  tah ay March 20 2010 wakhtiga 1-6 pm.


Xafladan dhaqaale ururinta oo inoogu marti yihiin xubno sarsare, oo ka mid ah  hog aankii Xisbiga Kulmiye, oo uu ku jiro Gudoomiye ku xigeenka labaad ee Xisbiga  Kulmi ye Mudane Abdiraxman Abdiqadir, Xoghayaha Arimaha Dibada Dr Mohamed  Abdila hi Omar, Ahmed Xaaji Alli Adani, Abiib Timo Cade, Marwo Ikraan Haaji Daauud, Mar wo Ilhan Mohamed Jama, Marwo Amina Weris Sheekh Mohamed Jirde.


Waxaa maaalintaa hogaanka Xisbigu halkaa ku soo bandhigi doonaa barnaamijkii Xi sbiga ee la xidhiidhay olalaha doorashada.


Xafladan oo noqon doonta mid barnaamijyo ku xiiso galiya lagu soo bandhigo,waxa a laga codsanayaa in dadku wakhtiga dhowraan. Waxaana halkaa iman doono  Abw aano iyagu halkaa ku soo bandhigi doona sugaano kala duwan.
 


Wixii faah faahina, ee la xidhiidha xaflada, waxa aad kala xidhiidhi kartaa.
Xidhiidhayaasha Xaflada



Abdo Ayir:               07886268967



Ahmed Saleebaan:   07877795590



Goobta:

                                DESI NAWAB
                                Conference and Function Hall
                                35 - 41 Highfield Road
                                Alum Rock Birmingham
                                B8 3QD.

 

 


Kulmiye Party United Kingdom