Warsaxaafadeed: Xisbiyada Mucaaridka oo si wada jir ah Dib ugu riixay Isu soo bixiii ay ku baaqeen
 




Ujeeddo: Ogeysiis Isu- soo bax



Labada Xisbi UCID iyo KULMIYE waxay si wada jir ah u ogeysiinayaan  taageer ay aashooda in isu soo baxii u qorsheysnaa burrito oo Salaasa ah dib loogu dhi gey maalinta khamiista ee bisha August tahay 20ka ee sannadka 2009.



Sidaasi awgeed, waxay labada Xisbi Ogeysiinayaan mas’uuliyiinta labada Xisbi ee Gobollada iyo degmooyinka in dib u dhacaasi ku yimid sababo la xidhiidha in si xoogan loogu diyaargaroowbo isu soo baxaasi.


 


Wada shaqayn wacan,

Md. Keyse Xasan Cige

Xoghayaha Guud ee Xisbiga KULMIYE


Md. Maxamed Xasan Baashe

Xoghayaha Guud ee Xisbiga UCID

Xarunta Dhexe ee Xisbiga KULMIYE
Somaliland, Hargeysa