Ogeysiis: SHIR KULMIYE AH OO KA DHICI DOONA BARIGA LONDON
 

 


Waxaa dhamaan laamaha UK, iyo dhamaan dad weeynaha tageerayaasha xisbiga  ku lmiye iyo cidii kalee danaaynaysa isbedelka siyasadeed ee Somaliland la  ogay sinayaa inuu xisbiga Kulmiye ku qabanaayo bariga magaalada London gaar ahaan xaafada Tower Hamlets shir balaadhan,Shirkan oo aay soo qaban qaabiyeen  Gud ida fulinta ee Bariga London gaar ahaan xaafada Tower Hamlets waxaa dhamaan tagerayaasha xisbiga meel kastaay jogaan si xishmad leh looga codsanayaa inaay ka soo qaayb galaan shirkan.Ulajeeda ugu weeyn ee shirkan ayaa ah inaay  xubna ha hogaanka ka mida ee dalka jooga,Gudida guud ee UK,Laamaha Uk iyo MPyada dalka jogaa  tagera yaasha xisbiga uga xog waramaan starategyda xisbiga ee  gu ud iyo haawlaha  door ashooyinka ee foolka inagu soo haya..



The Guest Speakors:

Mayorka xaafada Tower Hamlets: Mayor Ahmed Cumar

Cabdi Raxmaan Cabdi Qaadir faarac-Gudoomiyaha labaade Xisbiga

Dr Mohamed Cabdillahi

Dr Cabdi Aw daahir

Xildhibaan Xuseen Cilmi Rooble-

Xildhibaan Ikraam Xaaji Daaud

Ahmed Cadami-Gudoomiyihii horee gudida dorashooyinka

Ahmed Cali Goodir---Xubin Gudidii horee Doorashada ah

Ibrahin xuseen--Gudoomiyaha Xisbiga UK

Muj Maxamed Yonis

Laamaha Xisbiga ee London/Uk



Wixii faah faahinee intaas dheer fadlan kala xidhiidh haawl wadeenada hoos ku qora:



Kaayse Geele xidig---- Gudoomiyaha Bariga London- 07538753480

Siciid Xaaji Xassan------ Afhayeenka iyo isku xidhaha Bariga London 0786839100

Jaamac Cali Muuse
------- Gudoomiye ku xigeenka Bariga London - 07507567793

Ahmed Mohamed Ahmed----- Gudoomiyaha-Somaliland British Citizen Forum- 07538734039

Awaale Cilmi -------------- Gudoomiyaha Somaliland Puplic Afairs Committees-07904788848

C/Raxmaan Cali Togdheer-- Somaliland British Ctzn Org -07950195174 -



Goobta Shirka: Queen Mary University,Mile End Road,London E1

Jimcaha 15ka Jan 2010 7-11:00pm

Trainka ugu dhaw: Stepney Green iyo Mile End Station