URURKA S.N.M

 

URURKA S.N.M waa hooyadii somaliland waana ururkii u soo halgamay hubaashi xoriyadii  dalk eena hooyo, isla markaa xaqijiyay lasoo noqoshada iyo madax banaanidii hore u luntay 1960 sidaa, owgeed waxaa loo bahnaa In ay ka mid naqotay S.N.M Xisbiyada Siyaasadda somaliland ee talada dalka .

Hadaba gudida qaban qaabada ee Aas-saska S.N.M ee fadhegeedu yahay magalada Burco  w axay isla garteen in dib loo dhigo xilligii qabashada shirwaynaha ururka SNM Kadib markii xiligii hore dhammaaday, iyadoo lagu gudo jiro dhammaystirkii diyaar garawga shir weynaha SNM.

Sidaa darteed waxa gudida qaban qaabada shirwaynaha ururka SNM ay calaamadin doontaa xilliga kama danbaysta ah ee ay qabanayaan shirweynaha ururka SNM oo aan weli la fadhisiin wakhtigii la qaban lahaa.


Gudida qaban - qabada shirwaynaha SNM.



1. Faarax siciid sugal {Gudoomiyaha}
2. Jaamac shawr cilmi {Afhayeenka }
3. Cabdi jirde cawad {xoghaye}
4. Xays warsame kaahin {xubin}
5. yuusuf sulub diiriye {xubin}
6. axmad caga wayne {xubin}
7. maxamed faarax cawil {xubin}







ALLAA MAHADLEH