Ogeysiis ku socda Gudiga UK iyo laamah iyo taageerayaasha Kulmiye

 


 

Waxaa la ogeysiinayaa gudiga UK,laamaha UK ee Kulmiye iyo taageerayaasha Kulmiye inuu qabsoomi doono shirkii wada tashiga xisibiga ee ay qabanqaabisay gudiga laanta Bristol , kaas soo qabsoomi doona taariikhdu markay tahay 17/12/11,saacaduna tahay 14:00 ilaa 18:00 .

Shirkaasi oo ku qabsoomi doona magaalad Bristol ee dalka Ingiriiska, waxaa laga codsanay aa xubnaha aan ku kor ku soo sheegay iyo taageerayaasha Kulmiye in ay ka soo qayb ga laan shirkaasi, oo ah shir dib isugu soo noqosho Xisbi ah iyo wadatashi, tan iyo mudadii ay dhaliyeen guushii uu xilka kula wareegay madaxweynaha maanta mudane, Axmed M. Max amuud. (Siiraanyo).


Sidaasi darteed ,waxaanu idinka codsanayaa inaad ilaalisaan wakhtiga si aanu dib u dhac inoogu iman.


Mahadsanidin

 



Wixii faahfaahin ah waxaad kala xidhiidhi kartaan Gudiga qaban qaabada shirka.


1- Mowliid. M. muumin -       Tel:07534109485
2- Cabdirisaaq alpho -         Tel:07983331114
3- Oday XasanCali Weyd-    Tel:07944452281
4- Axmed Aadan Mooge -    Tel:0798416701

 



Addresskuna:


Horley Rd Stwerburgs.community centre
Bristol.
BS2 9TJ