Waxa dadka reer Somaliland ee ku dhaqan UK la ogaysiinaya xaflad lagu dhaweynayo musharaxa madaxwaynaha xisbiga UCID


 

 

 


‏Ogaysiis : Dhamaan jaaliyada reer Somaliland ee ku dhaqan UK waxaa la ogaysiinayaa in xaflad balaadhan oo lagu soo dhawaynaayo musharaxa madaxwaynaha xisbiga UCID – Mudane: Jamaal Cali Xuseen iyo Gudoomiyaha Xisbiga Eng: Faysal Cali Waraabe iyo wafti kale oo balaadhan oo ay ka mid yihiin Faadumo Saciid lagu qaban doono West London.

Waxa xafladan ka soo qayb galaya Taageeroyaash xisbiga, Odoyaal, Aqoonyahano, Abwaano,Uru rada bulshada, Dhalinta Reer Somaliland iyo Marti Sharaf Kale oo Badan oo ka socota Xisbiyada Somaliland iyo Fanaanintaba.
 


Goobta iyo waqtiga xafladu waa ka hoos ku qoran……Ka soo Qayb Gal Wacan.



Maalinta :Sabtida:

Taarikhda :22/9/2012

Saacada: 07:00PM-1AM

Goobta: Copland Community School

Cecil Avenue

Wembley, HA9 7DU

Buses:18,182,79,204,224,206,223,92,83,297

Train: Wembley Park & Wembley Central

Waxii Faahfahin ah Kala Xadhiidh : Saynab Xaaji Gaydh 00447507691986

Maxamed Jama Koodbuur (Shiine):07958348864