Kulan Balaadhan oo Lagaga Hadlayo Tacadigii Loo Gaystay Muj. Cabdiraxman Cabdilkadir

 

 


Dhamaan waxa la ogaysiinayaa Jaaliyada Somaliland ee degan UK , in ay ka soo qayb galaan shir balaadh an oo lagu lafa guri doono tacadigii lagula kacay Mujaahid C/raxmaan C/qaadir Faarax,
arintaas oo bulshada Somaliland ay gabi ahaanba ka cadhoodeen...Sidaa darteed waxa si xush mad leh uga codsnaynaa dhamaan Jaaliyada UK ,in ay ka soo qayb galaan.


Maalinta: Axada , 22/04/12 Wakhtiga:  3.00pm, UK


Goobtuna waa.


Dominiom centre the green southall
Middx ub2 4bq


Wixii faahfaahina ka xidhiidh


07983804940.
07946290467.