Ogaysiis:
Caways loogu Magac Daray “Doorka dhalinyaradu ka qaadan karaan
ilaalinta Afka-hooyo”.
Naadiga Akhriska Timacadde Waxa
uu kugu Marti qaadaayaa Ka soo qayb galka Caways loogu Mag ac
daray “Doorka dhalinyaradu ka qaadan karaan ilaalinta Afka-hooyo”.
Waxa soo jeedin doona Qo raa /aqoonyahan Maxamed Baashe X. Xasan
Cawayskan qoraagu waxa uu la hadli doonaa Dhalinta kala dhigta
Jaamacadda, Dugsiyada sare, iyo kuwa dhexe.
Goobtu waa: Hotel
Askar Gabiley
Taariikhda:
23-12-2010
wakhtiga: 7:00pm
fiidnimo
Timacadde Readers Clup (TRC) waxa uu dhiiri galinayaa Cid kasta oo
jecel inay Wax akhrido, Buug Soo bandhigto, kana qayb qaadato wacyi
galinta Dhalinyarada iyo Dhaqanka Suuban.
Ka soo Qayb galkaagu Waa Muhiim.
Mustafe Abdikarin Ali
(Future)
TRC Cordintor
timcaddereaders@hotmail.com
|