Gudoomiyihii Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ee Gobolad a Virginia, Maryland iyo Caasimada Mareykanka ee Washin gton-DC, Nura Ahmed Waris ,oo xilkii iska casishay

 

 
Anigoo ah Nura Ahmed Waris, ahaana Gudoomiyihii Xisbiga Qaran ee Wadani ee Gobolada V irginia, Maryland iyo Caasimada Mareykanka ee Washington-DC,waxaan manta oo ay bish an shanaad tahay Shan sanadka 2016 iska casilay xilkaasoon u hayay Xisbiga Wadani, taas oo ay igu kaliftay dano aniga ii gaar ah.

Xilkaas oon hayay mudo ah sanad oo aan sifiican oo sharaf iyo xilkasnimo ku dheehantahay ugu shaqeeyay. Waxaan u sheegayaa madaxda sharaftaleh ee xisbiga, taageerayaasha iy o dhamaan reer Somaliland in aan xilkaas laga bilaabo manta aan dib ugu celiyay xisbigii Wa dani.

Waxaan halkan ka cadaynayaa in aanan halkaa kaga hadhi doonin hankayga ah Siyaasada Somaliland,oo aan sii wadan doono Kolkaan dhamaysto danaha ii gaarka ahna aan dib idiin ku soo sheegi doono halkaan u digo rogan doono.

Waxaan u rajaynayaa xisbiga wadani iyo madaxdiisaba Guul iyo Gobonimo.

Waad Mahadsantihiin



 


NUUR AHMED WARIS

Gudoomiyihii hore ee xisbiga wadni ee Washington dc iyo nawaaxigeeda

Nwaris2016@gmail.com