Saxafiyadii Caanka ahayd Nimco Samriye oo si rasmiya u shaacisay inay joojisay mihnadii Saxafinimo 

 



Hargeysa (TNN) : -  Qoraal kooban oo ay ku faafisay barta ay ku leedahay kulanka dad weynaha ee internetka (Facebook), Wariye Nimco Samriye oo ka hawl gali jirtey Talafish anka HCTV ayey ku sheegtay in ay ka fadhiisatey guud ahaanba shaqada Suxufinimo ee ay mudo ku soo jirtey.

Nimco Samriye oo mudo dheer ka mid aheyd Bahda Talafishanka HCTV, oo ay kaalin ku l aheyd Barnaamijyada Fanka iyo Suugaanta iyo Barnaamijka Bariidi iyo Bogaadin, waxa a y ku sababaysay go'aanka ay wakhti xaadirkan kaga fadhiisatey Saxaafada iyo shaqad a Talafishanka arimo dhinaca Qoyska la xidhiidha.

Qoraalkaasi Bar kulanka Bulshada ee Facebook isagoo dhameys tiran waxa uu udhignaa sidan.