MUWAADINIINTA KU GUULAYSTAY SHAHAADO SHARAFTA SANNADKA
2009 EE
TIMACADE
NEWS
NETWORK TNN
Maamulka
shabakadda caalamiga ee
Timacade News
Network
TNN
, waxaanu
aad ugu mahad celinaynaa
dh ammaan shacbiga Somaliland ee qadarinta iyo
sharaftaba naga mudan , ee dalka gudihiisa iyo dibadiisaba
nagala soo xidhiidhay.
Muwaadiniintaasi , oo soo
magacaabay shaqsiga ama
shirkadda
muteysatay Shahaado
Sharaf ,ku waja han dadaalkii iyo
waxqabadkii ay muujiyeen sannadkii inna soo dhaafay ee
2009 .
Sida hoos ku qoran
ayaanay ku dhan yihiin dhammaan cod bxinitii na
soo gaadhay:
MAGACA
MUWAADINKA |
MAGACA
SHIRKADDA |
-Edna Aadan |
-Telesom |
-Saleebaan
Maxamuud Aadan (Saleebaan Nuur) |
-Horn Cable TV |
-Professor
Xuseen Bulxan |
-Daryeel Construction |
-Maxamed Aw
Siciid (Maal Qabeen) |
-Daallo Airlines |
-Eng Maxamed
Cali Muse (Timacade News Network) |
-Dahab Shiil |
-Bashiir Sh.
Cumar Good |
-Oomaar International Company |
-Ibraahim Xasan
Gaagaale |
-Telecom |
-Eng Faysal
Cali Waraabe |
-Maansoor Hotel |
-Muj Axmed
Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) |
-Ambassador Hotel |
-Maxamed Muuse
Yuusuf (Maxamed Ictiraaf) |
-Edna Hospital |
-Axmed Xasan
Carwo |
|
-Cali Cumar
Xasan |
-Dr Maxamed
Cabdillahi Cumar (Xog
Arr Dibadda Kulmiye) |
-Dr Axmed
Xuseen Ciise |
-Cabdillahi
Maxamed Ducaale (Wasiirka
Arr Dibadda SL) |
-Farxaan Xaaji
Cali (Horn Cable
TV) |
Waxaanu hambalyo u
diryanaa dhammaan
muwaadiniinta kor ku xusan iyo
Shirkadahaba, dadaalkii, waxqab adkii ay u fidiyeen
dadkooda iyo dalkooda hooyo , ee sannadkii
2009 .Waxaanu idiin
rajaynaynaa guul iyo ho rumur ballaadhan inaad
gaadhaan sannad ka cusub ee
2010, Allaha weynina idiin fududeeyo.
Annagoo qiimeynayna
sida loogu kala codeeeyey, dadaalkooda ,
baaxada hawlaha ay
qabteen, iyo saameyn ta ay ku yeesheenba dalka iyo
dadkaba , waxaa ku guulaystay
shahaado sharafyada sannadka
2009 ee
Timacade
News Network
TNN:
-Edna Adan Ismaaciil |
Edna
Adan Marternity and Teaching Hospital |
-Saleebaan Maxamuud
Aadan |
Guddoomiyaha
Golaha Guurtida |
-Farxaan Xaaji Cali
|
Horn
Cable TV |
Waxaanu leenahay Hambalyo
Hambalyo Hambalyo
, Edna ,
Saleebaan iyo Farxaan.
Maamulka
Timacade
News Network
TNN
www.TimacadeNews.com
www.RadioTimacade.com
www.Timacade.com
www.Togwajaale.com
www.LongLiveSomaliland.com
|