Mujaahid Qawrax Muse Xusen,oo ka mid ahaa saraakiishii Jabhadii Afraad iyo SNM, da lkana dhiigiisii iyo tacabkiisii u soo hurey,ayaa ballan qaaday inuu xukuumada kala sh aqayn doono nabad gelyada iyo walaaltinimada bulshada degan degmada Tog-waja ale ,balse aanu cidnaba u daba fadhiisanayn xuquuqdiisa muwaadinimo. Shacabka degmada Tog-wajaale,ayaa ka gadooday xadhiga sharci darada ahaa ee loo geystay Mujaahid Qawrax Muse Xusen,banaabax ballaadhana isugu soo baxay,taas oo sababtay in xukuumada dhexe u soo tirto Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Taliyaha Booliska Somaliland.
|