Mujaahid,Marxuum Cabdillahi Askar Barkhad

انا للة وانا الية راجعون

 

Anigoo ku hadlaya magacayga, Eng Maxamed Cali Muse iyo ka dhammaan Bahda  Timac ade  News ee ku kala sugan dunida dacaladeeda,waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa  qoyskii,caruurtii ,ehelkii,qaraabadii,xigaalkii,gacalkii,asxaabtii,Mujaahidiinta SNM  iyo dh ammaan shacabka reer Somalilandba,geerida naxdinta leh ee ku timid walaalkeen,Mar xuum,Mujaahid  Cabdillhai Askar Barkhad,oo maalintii Axadda,Bisha August 29,2010, ku geeriyooday caasimadda Dalka Somaliland ee Hargeysa.

Mujaahid Cabdillahi Askar ,wuxuu ka mid ahaa halyeyadii hormoodka ka ahaa Ururkii Xa q u Dirirka ee SNM ,ee naftooda u huray Qaranimada iyo karaamada  Somaliland ee ayn u maanta ku naalooneynno.

Taariikhda ma guuraanka ahi marnaba iloobi mayso Mujaahid Cabdillahai Askar iyo dha mmaan Mujaahdintii  SNM ee u shahiiday Dalkan iyo Mujaahidiinta  maanta noolbba.

Haddaanu nahay Bahda Timacade News,waxaan Allaha weyn uga baryeynaa inuu mar xuumka ,Mujaahid Cabdillahi Askar Barkhad,naxariistii janno Fardawsa ka waraabiyo,da nbi dhaafna u fidiyo, iilka u nuuro , neecaw udgooniyo ku siiyo naruuro, Aamiin Aamiin Aamiin

 

 

 

Eng: Mohamed Ali Muse (Farshaxan)
Civil Engineer
Senior Computer Network Specialist
Editor in Chief & Webmaster
Timacade News Network TNN
www.TimacadeNews.com
 

 

 

 

Tcasi Tiiraanyo leh

 

Anigoo ku hadlaya magacayga Cabdirisaaq Cali Muse (Shiine), ka marwadayda iyo caru urtayda,waxaan Tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyskii ,caruurtii , Mujaahdiinta SNM iyo guud ahaan shacbiga reer Somaliland,geerida naxdinta leh ee ku timid Mujaahid, Marx uum Cabdillahi Askar Barkhad ,oo ka mid ahaa ma ahaa halyey yadii SNM , oo  maalintii Axada, August 29 , 2010, ku geeriyooday caasimadda Dalka Somaliland ee Hargeysa.

 

Waxaan marxumka Ilaahay uga baryayaa ,inuu danbi dhaaf u fidiyo,janatul Fardawsan a ka waraabiyo. Aamiin Aamiin Aamiin

 

 


Cabdirisaaq Cali Muse (Shiine)
Birmingham , UK


 

 



Tacsi: Cabdillahi Askar Barkhad, Geesi ka baxay Somaliland



Urur jaaliyadeedka West London Somaliland Community wuxu tacsi tiiranyo leh gaadhs iinayaa qoyskii, asxaabtii iyo dhammaan umadda reer Somaliland meel walbooy joogto ka dib geerida naxdinta leh ee ku timid Mujaahid Cabdillahi Askar Barkhad oo ku  geeriy ooday Axaddii dhaweyd caasimada Jamhuuriyada Somaliland ee Hargeisa.


Waxaanu marxuun-ka ilaahay uga baryaynaa innuu naxariistiisi jano ka waraabiyo oo uu qabriga u nuuro, qoyskii uu ka baxay iyo guud ahaan umadda reer Somaliland-na samir iyo iimaan inaga wada siiyo, aamiin.



Ilaahay waxaanu uga baryaynaa intii inaga baxday bishan barakaysan ee aynu ku jirno innuu albaabada janada ee furan wada galiyo oo uu u wada dambi dhaafo iyaga iyo dhammaan muslimiinta oo dhan, aamiin.



Wa bilaahi tawfiiq,



Maamulka West London Somaliland Community

 

 

 

Madaxweynaha Somalailand Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo Tacsi u Diray eheladii Muj Cabdilaahi Askar.

 



JAMHUURIYADDA SOMALILAND
Republic Of SOMALILAND



Xafiiska Af-hayeenka Madaxtooyada JSL

Email: afhayeenka_jsl@yahoo.com

Date: 28/08/2010


TACSI MADAXWEYNE.


Madaxweynaha JSL Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu Tacsi u dirayaa Qoyskii, Eheladii & Asxaabtii uu ka Geeriyooday MUJAAHID CABDILAAHI ASKAR Oo Maanta ku Geeriyooday Magaalada Hargeisa.

Madaxwaynuhu wuxu ILLAAHAY uga baryayaa Marxuumka inuu naxariistii Janno ka  w araabiyo, Qoyskii, Eheladii iyo Dhamaan Shacab-ka Reer Somaliland-na ee uu ka baxay Marxuunku uu samir iyo Iiman ka siiyo.



Aamiin ……………………………….. Aamiin …………………………………. Aamiin
 

 


C/laahi Maxamed Daahir ( Cukuse )
AF-hayeenka Madaxtooyada JSL
 

 

 

Tacsi tiiranyo oo ku socta xaaskii iyo caruurtii iyo eheladii iyo dhamaan shicibka somaliland

 


Inaalilaahi wa inaa ilahayhi raajacuun.

Anagoo ah dadkan hoos ku xusan waxan tacsi tiiraneyo u diraynaa dhamaan caruurtii iyo xaaskii iyo eheladii iyo shacabka JSLand meelwaloo ey jooganba geerida naxdinta  l eh ee ku timid marxuum muj. Cabdillahi Askar Barkhad oo maalinta oo ey bishu tahay 29/08 010 lagu aasayo magaalada Hargeysa , waxanu marxuunka ilaahey uga  baryay naa inuu janatul fardowsa ka waraabiyo dhamaanteena samir iyo iiman inaga siiyo aamin aamin aamin


-Cumar Daarood Xassan iyo xaaskiisa
-Jamac Cali Cisman iyo xaaskiisa
-Ali Maxamoud Noor iyo Xaaskiisa
-Axmed X Noor Ali iyo Xaaskiisa
-Sulub Ismail X. Warsame iyo xaaskiisa
-Aden Xandule Haiban iyo xaaskiisa --- Abu Dhabi
-Cabdi Nabadiid
-Maxamed Aden Liilan iyo xaaskiisa
-John Cawaale iyo xaaskiisa
-Ibrahim Mussa


-Abdillahi Sulieman Bide iyo xaaskiisa
-Sh. Maxamoud Abdillahi Issa iyo xaaskiisa
-Axmed Cawad Ismail iyo xaaskiisa
-Yussuf Abdillahi Cumar iyo xaaskiisa --- Danmarka
-Maxamed Noor Axmed (Tahar) iyo xaaskiisa
-Maxamoud Seerar iyo xaaskiisa
-Ruush Abdillahi Cade iyo xaaskiisa
-Nasir Musa Ismail iyo xaaskiisa
-Dr. Abdi Yasin iyo xaasaskiisa
-Abdi Jaaquur iyo xaaskiisa


-Abdinasir Waaberi iyo xaaskiisa
-Abdi koosar iyo xaaskiisa
-Maxamed Abdi Go'case
-Oday Hure iyo xaaskiisa
-Maxamed Cumar (Bensan)
-Axmed H. Warsame (Ahmed Dheere) iyo xaaskiisa
-Ismail Qase iyo xaaskiisa
-Abdi Jirde Heybe iyo xaaskiisa
-Cisman Cumar Dool iyo xaaskiisa
-Cisman Greek iyo xaaskiisa

-Maxamed Qoolcadey iyo xaaskiisa
-Maxamed Cabdi iyo xaaskiisa
-Muj. Cali Ma iyo xaaskiisa
-Shiine Abdi Oodawa iyo xaaskiisa
-Said Qaran iyo xaaskiisa
-Ali Bulxan iyo xaaskiisa
-Axmed A. Obsiye iyo xaaskiisa
-Rashid Musa Ismail iyo xaaskiisa
-Musa Xariir iyo xaaskiisa
-Abdi Cumar tuur

Maax Musa Ismail iyo xaaskiisa
Oday Badal iyo xaaskiisa
Maxamed Aden (Aamusane) iyo xaaskiisa
Said Bare SWeerar iyo xaaskiisa
Maxamoud Abdillahi Maarey iyo xaaskiisa
Ciise Faarax iyo xaaskiisa
Ismail Aduur iyo xaaskiisa
Maxamed Liilan iyo xaaskiisa
Said Maxamed Aamin iyo xaaskiisa
Ismail Cali iyo xaaskiisa
Axmed Sayid iyo xaaskiisa
Ibrahim X Foodcade iyo xaaskiisa
Hawlwadeenada shabakada Togaheer
 


Waxanu marxuunka mar labaad ilaahey uga baryaynaa inuu janadii Fardowsa ka  wara abiyo dhamaanteena samir iyo iiman inaga siiyo aamin aamin aamin



Omar Darood Xassan

Norway

 

Tcasi Tiiraanyo leh


Dhammaan dadka magacyaodoodu hoos ku qoran yihiin waxay Tacsi Tiiranyo leh u  dira yaan EHELADII iyo Qaraabadii uu ka geeriyooday ala ha u naxariistee Mujaaahid Cabd ilahi Asker oo maanta ku geeriyooday Caasimada Somaliland ee Haregeysa.29.8.2010.

-Maxamed Yuusuf Buux & Xaaskiisa
-Cali Cumar Xasan " Xaaskiisa.
-Maxamed Asker "
-Amiin Ali Xasan "
-M. Ileeye Suweys "
-Omar Abdillaahi(Omar China) & Xaasikiisa
-Axmed Maxamed Yuusuf
-Axmed Bookh & Xaaskiisa

-Maxamed Ibrahim Weerar
-Maxamed Ali Dheere & Xaakiisa.
-Ali Xaruuri & Xaasikiisa
-Said Abdillahi & Xaasikiisa.
-Cabdiqaadir (QAADIRO) & Xaasikiisa.


iyo Dhammaan Jaaliyada Reer Soomliland ee degan wadan HOLLAND, waxay ilahay uga baryayaan inuu Marxuumka naxariistii Janoka waraabiyo, Ehelidiina samir iyo iimaan ka siiyo. AMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN



Maxamed Yuusuf Buux

Holland


 


GEERI NEXDIN LEH....FROM SNM...WASHINGTON DC


ANAGOO AH MUJAAHIDIIN SNM EE MAGALADA WASHINGTON DC EE DALKA MAREYKANKA, OO KALA AH ;.

1) MUJAAHID ANIIS CABDILLAHI CIISE
2) MUJAAHID MAXAMED CABDILLAHI CIISE
3) MUJAAHID AHMED MOHDI XUSEEN
4) MUJAAHID MAXAMED OMAR NUUR ( WAJAALE )
5) MUJAAHID CABDIRAXMAAN XUSEEN ( BURCO)


6) MUJAAHID XUSEEN CABDI DIIRIYE ( SERAAR )
7) MUJAAHID CALI CABDI DIIRIYE ( SERAAR )
8) MUJAAHID OMAR CISMAAN JAMAC ( OMAR YARE)
9) MUJAAHID RASHIID AHMED XARAF
10) MUJAAHID IBRAAHIM CABDI XARAF
11) MUJAAHID OMAR BIXI CABDI


12) MUJAAHID CALI MUSE ( GEEDA )
13) MUJAAHID CABDISALAAN BARUUD JAMAC
14) MUJAAHID CABDIQAADIR BARUUD JAMCAC ( QADIRO )
15) MUJAAHID FOOD AHMED BELEDI
16) MUJAAHID HOGAD AHMED BELEDI
17) MUJAAHID AXMED CABDI AXMED ( QAWANE )


18) MUJAAHID BURHAAN XAAJI YUSUF
19) MUJAAHID IBRAAHIM CABDI ( QODAAL )
20) MUJAAHID XAASHI ISMACIIL ( XAASHI GAAB)
21) MUJAAHID MAXAMUUD YUSUF ( KORNEYL )
22) MUJAAHID CABDIRISAAQ BIDAAR
23) MUJAAHID SICIID BAXAR

MUJAAHIDIINTAAS IYO QAAR KALE OO BADAN OO DHAMAANTOON KU NOOL MAGALADA WASHINGTON DC IYO NAWAAXIGEEDU.....WAXAY HALKAN TACSI TIIRAANYO LEH UGA DIRAYAAN GEERIDA NAXDINTA LEH EE KU TIMI ( MUJAAHID CABDILLAHI ASKAR )....QO AYSKII ,QARAABADII , DHAMAAN REER SOMALILAND IYO GAAR AHAAN MUJAAHIDIIN TII SNM MEEL KASTA OO AY DUNIDA KA JOOGAAN IN ILAAHAY SAMIR IYO IMAAN KA SI IYO, MUJAAHIDKANA NAXARIISTII JANO KA WARAABIYO....GEERIDU WAA XAQ

LAA'ILAAH ILALAA...ALAAHU AKBAR, ALAAHU AKBAR ALAAHU AKBAR....WAA ASTAAN TAY MUJAAHIDIINTA SNM KU CAANA MAALEEN
 


ANIIS CABDILLAHI CIISE

WASHINGTON DC....USA

 

 

 

GEERIDA MARXUUM MUJ CABDILAAHI ASKAR


Anigoo ku hadlaaya magaca reer Cabdi Carwo iyo kan xaaskayga Amaal Cumar Carte waxaan tacsi u dirayaa ehelka, ubadka, tafiirta kale, gacalka, qaraabada, xigaalka, xito iyo asxaabta uu marxuumku ka tegay meel kasta oo ay joogaanba . Sidoo kale waxaan tacsi u dirayaa Shacbiweynaha Soomaliland, gaar ahaan halgamayaashii SNM.

Cabdilaaahi waxuu ahaa tiir ka mida kaabayaashii ay ku taagnayd halgankii ummadda Soomaliland ee ay horseedka ka ahayd ururkii halganka ee SNM. Waxuu yahay dhamac iftiimaysa oo ku xardhan taariikhda qaranka Soomaliland. Lama ilooban iyo dhacdo  mu ujisay geesinimada SNM kuna noqotay jab iyo hoog taliskii faashiga ahaa, waxay ahayd dharaartii sida badheedhka ah xabsiga loogala baxay Muj. Cabdilaahi Askar.

Alle ha u naxariistee Marxuum Cabdilaahi Askar waxuu ku geeriyooday magaalda  Harg eysa maanta oo Axad ah 29 August 2010.

Waxaan Illaahay uga baryayaa inuu marxuum Cabdilaahi u naxariisto oo uu janatal  far dows ku abaal mariyo, innagana dhammaan inaga siiyo samir iyo Iimaan.



Axmed Xasan Carwo
HARGEYSA
409 64 21
samotalis@gmail.com
http://samotalis.blogspot.com