OGEYSIIS:Jaaliyadda Somaliland Ee Kaardhif

 



Waxa dhamaan Jaaliyadda Somaaliland ee ku nool Walashka iyo nawaxeegeeda la ogeysiinayaa in uu boo qasho rasmi ah ku imanaayaan Muj. Ibrahim Abdillahi ( Dhagaweyne) iyo Muj. Mohamed Isa (Musbar).

Galabnimada Axed , 19 ka bishan June 2011. Waxaa kale oo inagala soo qaybgalaaya shirka: La-Taliyaha Madaxwaynaha Somaliland ee Arimaha Dhaqalaha -Mudane Ahmed Hassan Arwo.Waxa dadweynaha la og eysiinayaa in kulanka lagu qaban doono:



Goobata: Cardiff County Hall, Atlantic Wharf, Cardiff

Maalinta: Axad

Taariikhda: 19 ka June 2011

Saacada: 3 – 7 Galabnimo



Fadlan wixii war ah ee dheeraad ah kala soo xidhidha:-

Cabdirahman Awed - Mobile:- 07944792312

Cadilkarim Cabdi Adan - Mobile:- 0787 4120 862

Ibrahim Harbi - Mobile:- 07950404538



SIDASS IYO KA SOO QAYBGAL WACAN.


WALLAAHU WELIYUL TAWFIIQ



MAHADSANIDIN