M E H E R     W A C A N

Bahda Longlivesomaliand News iyo akhyaartani Waxay Hanbalyo u dirayaan: C/raxman Cismaan Maxamuud iyo Hibo Xasan Yuusuf


C/fataax Axmed yuusuf

C/laahi Nuur Faarax

Farxaan Cismaan Yuusuf

Mukhtaar yuusuf Cabdi

Maxamed Cabdi Barre

Mukhtaar Cabdi Axmed

C/rixiim Sh.C/laahi Ibraahin

Maxamed Axmed Cali

Axmed Xasan Axmed

C/qaadir Maxamed Faarax

Mustafe Abdikariin Ali

Axmed Maxamed Axmed

C/samad Sh.Maxamed Ibraahin

Ifraax C/laahi Axmed

Xamda C/laahi Axmed

Mustafe Carab Axmed

C/laahi Axmed Badde

Farxaan Axmed Badde



Dhamaan Dadkaasi oo kala jooga Dalka gudihiisa iyo Dibadiisaba waxay Hanbalyo U dirayaan Meherka:-



Boqorka: C/raxman Cismaan Maxamuud iyo Boqorada: Hibo Xasan Yuusuf



Oo Meherkoodu ka dhacay Maanta Hotel Dalxiis ee Magaalda Hargeisa, Waxaanu leenahay reerkii lagu nastee lagu negaado ee wiil iyo caano kala hela, aqal galkiina ku gaadha bashbash iyo barwaaqo
 

 



Amiiiin……………………………. Aamiin…………………….Aamiin