|
Meel cadaalad la waayay, Nololi
ma taalo

Waxaan salaamayaa dhamaan
Timacade Groub Iyo
hawlwadeenada sharfta
leh, marka xiga, waxaan halkan ka hambalyay nayaa dhamaan umad da
Reer somailand , meel ay j oogaan ba, Sanad guurada 23 ee ka soo
wareeg tay la soo noqoshadii xorriyadeena. waxaan leeyahay, ilaahay
haynoo barakeeyo, dalkeena, iyo calan keenaba.Idin koo iga raali ah, halkan waxaan kusoo lifaaqay, Maqaal la magac
baxay, meel cadaalad la waa ya, Nololi ma taali.
wa bilaahi tawfiiq.
Cumer Bin Khadaab Ilaahay naxariis kor kiisa ha ka yeelee Waxa laga
hayaa, Qof waliba wuxuu dhashay isagoo xor ah, ee goor maa
gumaysateen.Nolosha bani aadam ku kama maaran to Cadaalad., dhamaan noolahu ,
waxa jira, waxyaalo kala haga.
Hadaad u fiirasto, Qudhaan jada, Ama Shinda, ama ahabar dugaag siday
u dhan yihin, waxay leeyihiin habdhaqan u gaara, laguna kala socdo.
Waa habdhaqan ilaahay subxa ano wa tacaala u sameeyay, dareen kooda
na la socda.
Hadaan guda galo maqaal kayga, waxaynu la wad soconaan, wixii
dhaliyay Dagaal kii iyo Halgan SNM, ee lagu xoreeyay dalkeen.
Dalwadii Faqashtu, Markay dhala tay aad baa loogu sacbiyay. Dad ku
iyagoon hubsan, nawaayaad ka Siyad Bare, iyo kacaan kiisii ayay si
yar ula jaan qaadeen.
Waxa dhacday, in maalin ba in yar , sharciga, laga garoocanayay.
Waxay gaadhay, in la yidhaa, oo lays dhacsiiay in Reer kii ilaahay
ku uumay goboladii loo yiqiinayay Waqooyi, loo qaatay, inay yihiin
umad aan lahayn kas fiican. Taasi waxay sabab tay, inay la
gaad hiisyo, Tacadi fara badan, Cabudhin, Caga juglayn.
Halkaa markay marayso, waa tii sida Xoolaha, hadh ka cad la xarayn
jiray.Dhibta umad d lagu hayaa markii sii badataba, waxay keen taa, wax ku
lidi ah, Sidaa daraadeed, waa tii gaadhay, in habaqle loo baxo,
loogana hor yimaado Faqash tii.Waxaan xasuus taa 19 82 markay baxeen kuwii u horeeyay Askar tii SNM,
Faqash ti waxay odhan jireen , Qudh mis tii waana soo qabqaban doona,
hadal iyo dhamaan tii waa ti loo soo joogay wixii dh acay.
Maanta iyo haatan, Reer Somaliland, waa umad jecel Nabad da, mana
aha umad ku nool , ama hoos xaab ta Dawlad da, waa umad shaqaysata,
waxa kaliya ey u baahan yiina w aa cadaalad, iyo Sinaan.
Halkay maan ta marayso , cadaaladdii, waxay gaadhay, in la yidhaa,
wax aanay ogayn Dawaladdu lama odhan karo, waxay gaadhay,in la
yidhaa, waxaan doonaan samayna yaa, ma hadli kartaan, in maalin walba
Qof lagu dulmiyo maxkamada heena, waxay ga adhay, in layna xasuusiyo
maxkamad dii GEELE, IYO Qorshayaashii la wada ogaa, waxay ku
dambeeyeen.
Waxay gaadhay in Maxakamadaheenu, horteena laaluush ku qaataan.
waxay la gaadhay, in maalin walba horteena lagu xaraasho, Hantidii
ma guuraan ka ahayd, ee faqash ti ka xishootay.
Waxay la gaadhay in sharcigeenii maalin walba dhinac la qarqooru.
Waxay gaadhay, in Golayaasheenii, ay noqdaan fadhiid.
Waxay gaadhay in Duhur ka cad, nin kii la doono lagu toog to
suuqayada badhtan keeda.
Waxay gaadhay, in dhalin teen ka tahriib to rajo xumaan ta muuqata.
waxay gaadhay, in dalkeeni noqdo, meherad, cid gaari ku xoogsato
Waxay gaadhay in la yidhaa hana loo heeso, sidii faqash tii
Waxay gaadhay, in qabiil iyo xigto nimo, lagu kala boobo hantidii
dalkani lahaa.
Waxay gaadhay, inaynu kala garan wayno, cidaynu dooranay, iyo cida
ina xukun ta
Waxay gaadhay Dalkeenii, in lays ka sheegto, muran badanina ka jiro
gobola ka mid, ah, dawlad da ka waji dadab to, inay si cad u
hadasho.
waxaynu maray naa, in Sidii Hantiwadaaga, sawirada madax da la sudho
suuqyada
Waxaynu gaadhnay in qof kii hanti lehi , isag yeesha dalkaba, nin
kii doona iibsan karo
ETC( IWL)
MEEL CADAALAD DA LAGA WAAYAY, NOLOLI MA TAALO
-Marka Qaadigu qaato qadhiidh
- Marka madax du ka amar ku taagalayso awooda dawlada.
-Markay noqoto la jiifiyaana banana, la joojiyaana banana.
-Marka loo sinaan waayo sharciga iyo cadaalad da.
-Marka la samaysto dahabar jabin tii hore loo eeeday (RRUiyo PRU)
- Marka cadaan loo boobo hantida umad da.
-Markay dushana sumuni ka tahay, hoostana sedex gambo
- Marka wax lagu qaybsado Qabiil, iyo reer hebel
- Markay Wazaaradaha dalku gaadhaan, inay ku sifoobaan, qabiil, iyo
reer nimo
- Markay magaalo walba, ama dagmo walba reer ku suntanaado
- Markuu arin keenu noqdo qaatay ee qaado
- Marka afka lays ka jufeeyo, ee la yidhaa , ha hadlina, sida maan
ta jirta
- Amaan ta iyo been ta xad dhaaf ka ah, oo maan ta iyana si mug leh,
dawladeenu uugu dhaqan to, uuna jeceshay, ammaan taa
-In Cid gaari ku adeega to awooda Dawlad da, iyada ka faaiidaysana
Qaraabada, iyo ehel nimada, madaxda
ETC( IWL)
Sababa haan kor ku xusay waxay dhaliyaan, Waxan soo socda
1- in lakala shaki yo
2- inay haybaddii dawlad nimo faraha ka baxdo
3- In loo kala dheereeyo, wanjalaad da
4- In been iyo waxaan jirin, lays ku maaweeliyo
5- In qabiil nimo lays ku dulimo.
6- Hayb sooco inuu ku batto umad da dhex deeda
7- Inuu nin waliba ku xoogsado, xeelad diisa, sida maan ta ka jirta
dhamaan Somaliland
8- In sharciga la laabo
9- In qof waliba sharciga gacan tiisa ku qaato, oo soo dhaw imika
hadaan dhakhso wax looga qaban
10. Inay shaqo la,antu xad ka dhaafto, waana ta maan ta jirta
11- In dhalin ta iyo awoodi umad du , waydaarato dalka, isna
madalufiyaan, sida maan ta muuqata.
12-In Dalku noqoto meel aan cidina lahayn.
13- In cadaw geenu soo dhiirado, qaar inaga mid ahana la isticmaalo,
taasisan way soo dhawdahay, hadaan Ilaahay caymin , , markaad
baahida eegto
14- In la lagaga faaiiidaysto Dad keena baahida, lana adeeg sado,
iyana way soo muuqataa, hadaan laga hor tagin
15- In Munaafaqadu badato, ammaan aan jirin na lagu xoogsado,
Dawladuna gaadho, inay rumaysato, been tay sheeg ty iyada lafteedu
taasina waa holis, waana halkay maan ta marayso,.IWL( ETC)
Xakamayn ta Afka umad da, iyo cabudhinta
Umad da reer somaliland waxay si mug leh, uuga damqatay Xadhiga,
joog tada noqday, ee lagula kacayo, Saxaafad da, iyo, xoriyatal qawl
ka-
taasi, waxay shidaal u tahay, kacdoon aan loo jihayn, waxana
bilaabmi doon ta, iny umad du si dadban u diido, dulmiga, , waxa
dhici doon ta, in nin walba meeshiisa dhib tu uugu gasho, meeshuna
noqoto, Ka dar oo DIBI BAA.Siday maan ta ka muuqata Maxkam adaheena
QAB AMA HA QABIN AMA WAAN KU QABAD , WALLEE TAASI ARIN MAAHA, EE
DAWLAD DU HA KA WAANATWDOW
Waxaan kula talin lahaa, Dawlada, iyo madaxda, Weedhan soo socota.
Hadaad diido wanaaga
Dabar aad ku adkayso
Nin kii door tay wanaaga
Hadaad jeel ku daguug to
Isagoon dambi gaysan
Saw qaanuun lama diidin
Lama dooran xumaan ta
*****
Duulaan kii shalay toole
Faqash tii ku dareeray
Dayr cad kii lagu laayay
Wali daad ku lafihii
Dusha keeno aoor ta
Nabar kii lama duugin
Ma dawoobin xanuun ki
Daal uun baa ka adeegay
Waa bilaqahi tawfiiq
|
|
|