Mayorka Degmada Tog-wajaale,Eng. Adan Shiine, oo hambalyo u diray Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland,mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilanyo) & shacabka Somalilad

 

 

Tog-wajaale (TNN) -  Mayorka Degmada Tog-wajaale,Eng. Adan Shiine,ayaa munaasaba dd a Ciidal Fidriga awgeed,salaan iyo hambalyaba u diray Madaxweynaha Jamhuuriyada So maliland,mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo),Marwada Koowaad ee Som aliland,Amina-weris Sheekh Maxamed Jirde, Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland,Cabdi raxman Saylici,Marwadiisa Raxma Xaaji Muxumed Suldaan, shacabka Degmada Tog-waj aale, Ciidamada Qaranka,xisbiyada Qaranka,labada Gole Qaran, Golaha Wasiirada ,shaca bka Somaliland & dhammaan umadda muslimiintaba.

Mayorka Degmada Tog-wajaale,Eng. Adan Shiine, ayaa Ilaahay ka baryey inay caafimaa d iyo nabad ku ciidaan,sannadka sannadkiisana bash bash iyo barwaaqo ku gaadhaan .

 

 


Timacade News Desk
Tog-wajaale,Somaliland