Maxamuud xaashi cabdi nin xilkiisii kasoo baxay dheh!!!
 



Wasiirka Duulista iyo Hawada Somaliland
Mudane,Maxamed Xaashi Cabdi

 

Iyada oo xukuumadani jirtay sanad iyo seddex bilood ku dhawaad ayaa ay samaysay wax qa bada aad u muhiim ah oo muuqda laakiin ninka buka aanu arkayn kuwaasi oo ka kooban dhis me,laamiyo xafiisyo ay galaan hay'daha kala duwan ee dawlada,biriishyo la dhisi kari waayey mudadii ay dawladii hore jirtay oo ahaa kuwa qabyo ahaa sagaalkii sanadood ee dawladii hor e,habynta ciidamada kala duwan iyo waliba shaki ka saarida shaqaalaha dawlada oo noqday in laga qaado imtaxaan,kordhinta mushaahaarka shaqaalaha iyo ciidamada bedelida lacagtii duuga ahayd ee burco,ka warhaynta gobolada iyo degmooyinka dalka oo awal hore ahaan ji ray kuwa aan dawladu ka warhayn, qaybinta mucaawinooynka oo awal hore lagu iibsan jiray Djibouti ama dekedaha dawladaha aynu jaarka nahay haddase si wanaagsan loo qaybiyo xuk uumaduna si wanagsan oo hagar la'aan ah ay ugu dadaasho dadka tamarta daran iyo waliba sida loogu gurmaday dadkii ay saamaysay abaarihii dhawaanta ka dhacay dalkeena iyo kuwii koonfurta oo ay xukuumadu gacan walaaltinimo ka geysatay bilad geesina ku qaadatay xuku umada somaliland iyo waliba furida ururada siyaasada oo ahaa balanqaadkii kulmiye oo laga ga dhabeeyey xukuumaduna si wacan u fulisay.

Waxaa intaasi dheer siyaasada dibada oo si wanaagsan u tis qaaday taasina ay keentay in somaliland si wanaagsan loola dhaqmo ama la tixgegliyo hawlaheeda oo dhan waxaa kale oo iyana tisqaad noqday siyaasada ay dawladu kula dhaqanto dadka reer somaliland ee awal hore aan ogolayn somaliland oo dawladni ula dhaqanto si qabaw oo ay ugu caqli celinayso oo badankoodii dib ugu soo laabteen somaliland taasina ay cadaynayso xilkasnimada dawlada A xmed maxamed siiraanyo marka aan intaasi ku dhaafo wax yaalaha la taaban karo ee dawla dani maanta jirtaa ku guulaysatay oo aan hore u jirin waxaan jecel ahay in aan in yar ka idh aahdo wax qabadaka wisiirka ugu firinfrcoon dawlada Axmed Maxamed Siiraanyo oo ah Max amuud Xaashi Cabdi.

Marka hore maxamuud xaashi waa nin aad u dhawrsoon oo aan ahayn dadka dhacdhaca ba dan ama deel qaafka badan waana dadka dulqaadaka badan leh,waana shakhsi il dheer oo m eel fog ka garta ujeedada kasta oo cidi ula timaado waa nin waaya arag siyaasadeed leh,Wa a nin aqoon yahan ah,waa nin raxmada badan,deeqsina ah aduunyana aan jeclayn, waa nin diinta aad u yaqaan kuna dhaqma intaasi waa shakhsiyadiisa wisiirka inta aan ka aqaan Max amuud xaashi cabdi.


Haddii aan u soo gondodego wax qabadkiisa,waxaan u aqoonsan ahay anigu inuu yahay sha khsiga ugu dadaalka badan wisiirada xukuumada Axmed maxamed siiraanyo waayo waxaa uu qabtay wasaaradaasi hawada iyo duulista oo aan lahayn musqulo hagaagsan,qalab hagaag san oo ay dayuuraduhu isticmaalaa,shaqaale wanaagsan, security wanaagsan,dhisme haga agsan oo laga dhoofo ama laga soo dego,qaboojiyayaal,kuraas lagu fadhiisto, marka la dhoo fayo ama laga soo degayo,laydh aan joogta ahayn,iyo waliba in badan oo aanan halkan ku s oo koobi karayn oo ka maqnaa wasaaradaasi oo intaba uu maxamuud xaashi ku guulaystay inuu u sameeyo waxaan xasuustaa wakhtigii dawladii hore oo marka aad madaarka timaado shaqaaluhu kugu soo yaaci jiray balse aanay hadda jirin cid kugu soo cararaysa ama wax ku weydiinaysa ilaa inta dawladu kugu leedahay mooyaane.

Hadaba anigu waxaan la yaaban ahay ninka afka xun leh ee yidhi Maxamuud xaashi ayaa ma khayad ka furtay madaarka waxaan u aqaan anigu kaasi oo kale kuwa aan arkayn wax qaba daka xukuumada siiraanyo oo aan leeyahay dadaal badan ayay muujisay ha ugu badnaado maxamuud xaashi cabdi.


Waxa aan la ilaawi karin kaalmada Maxamuud Xaashi Cabdi ka soo diyaariyey dawladaha isla amka oo dhawaan bilaabi doona hagaajinta madaarada hargeysa iyo berbera wax xusuus mu dan madarkii burco iyo boorama oo aan dayuurad fadhiisan sideedii sanadood ee daahir riyo ole joogay oo maanta ay xujaydii ka dhoofayaan.

Guntii iyo gabagabadii waxaan leeyahay cidna ha u joojinin hawshaada cidii hadlaysaa ha is ka hadasho waxaad tahay waa cadahay in aad tahay shakhsiga xukuumada Axmed maxam ed ugu wax qabadaka badan haddii aan la is xisdiyeyn looguna kalsoonida badan yahay shak hsi ku weeraray ha u joojinin wax qabadkaaguna sida cadeeda ayuu u muuqdaa oo aan la qa rin karyan.
 

 

 

 

Cabdi D. Camuud
UK