Taliyihii Ciidanka Booliska Somaliland,Colonel Maxamed Saqadhi Dubad oo Dalka Imaaraatka Carabta ku geeriyooday

 

 


Abu Dhabi ,UAE (TNN)-Rabbi naxariistii janno fardawsa ha ka waraabiye, waxaa dalka Ima araadka Carabta ku geeriyooday Taliyihii Ciidanka Booliska Somaliland,marxuum,Colonel Maxamed Saqadhi Dubad...Maarxuumka ayaa xaalad caafimaad darro oo la soo gudboona atay darteed dalkaa u joogay.

 

Dhammaan maamulka,weriyaayaasha iyo dhammaan hawl wadeenada shabakadda Caala miga ah ee Timacade News ,waxay tacsi u dirayaan qoyskii, ehelkii,qaraabadii,xigaalkii,g acalkii,asxaabtii ,ciidamada Qaranka iyo dhammaan shacabka Somaliland ee uu marxuum ku ka baxay.

Waxaan ilaahay uga baryaynaa inuu marxuumka, Maxamed Saqadhi Dubad, janno Fardaw sa ka waraabiyo,dhammaanteena samir iyo iimaan innaga siiyo,aamiin.

 

 

 



Timacade News Desk
Abu Dhabi , UAE