JAWAAB,
HADHWANAAGNEWS.COM MAXA DAN AH UGU JIRAY CAYDA MUUSE
BIIIXI : HADHWANAAG IYADAABA KA DANBAAYSA CAYDA MUUSE BIIXI

Asc Waxaan dhamaan salaamay warbaahinta reer
somaliland gaar ah shabakada caalamiga ah
Timacade News.
Hadaan qoraalkeeyga nuxurkiisa uu soo daadego, ujeedaadu
tahay dooduu furay walalkeen oo ahayd,
maxa dan ugu jirtaay
hadhwaanag cayda Mujaahid Muuse Biixi
?.
Waxaan odhan karaa dan
kale maahe waa Caqli Xumo iyo Colaad
raagtey , uu u Qabo
Muuse Biixi, Axmed Naasir
oo ah ninka leh Shabakada Hadhwanaagnews, ee
imika isu bedeshay Beenwanaagnews.com
.
Axmed Naasir ,dhawaan
markuu tegay Hargeysa, wax uu damcay inuu la kulmo
Muj. Muuse Biixi,
sawirana la galo,
Muuse waa ka
diiday, ka dib marku sheegay inaanu ninkaas aqoon uu lahayn
,
sidaasna daradeed wax ku kulmaanba anu jirin.
Taasi waxay keentay
cuqdad uu u qabo
Muuse, inuu
ku caayo shabakadiisa
asagaana bilaabay ,d adkan wax soo qorayna, waa dad
Muuse Qabiil ahaan
iyo Qof ahaanba uu neceb, lakiin waxay ka
qaadayaan baaba iska yar.
Muuse ,
waa nin Siyaasi ah,
aqoon yahan ah , Mujaahid aftahan
ah ,aan nina uu Joojin,
Muus e waa nin laga tageerasan yahay dhamaan Somaliland
Bari ila Galbeed,waana
Guddoomiyaha Xibiga Kulmiye,
waa nin rag ka soo dhex baxay.
Ruushka Xooga leh Iyo
Hadhwanaag toona ma ridi karto
Muj. Muuse
Siciid Maxamed Ali
Awkadleeye@hotmail.com
Sweden |
|