Innaa lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun.

 


Anagoo ah Cumar Daarood Xassan iyo Faisa Jaamac Caabi iyo dhamaan caruurteydu waxanu halkan tacsi tiiranyo leh uga diraynaa dhamaan reer Yusuf Ducale iyo Reer Abdi Muhumad m eel ay joogan ba waxanu tacsiyadeynayna geerida ku timid marxuumada CANAB YUSUF DUC ALE oo xalay waqtig ku helay dalka JABUUTI, waxanu si gaara ah tacsidaasi ugu diraynaa Ax med Yussuf Ducale iyo Boobe Yussuf Ducale iyo xaaskeyga Faisa Jama Abi iyo ehaladii iyo  ca ruurtii iyo qaraabadii ay ka baxday marxuumadu waxanu ilaahey uga baryaynaa inuu  naxar iistii jano ka waraabiyo dhamaanteena samir iyo iiman idinka siiyo Aamin Aamin Aamin

 

 


Omar Darood Hassan
Norway Askim