Marxuuma  Faadumo Maygaag Obsiiye


Anagoo ah dadka magacyadoodu hoos ku qoran yihiin waxaanu halkan tacsi uga diraynaa dhamaan Reer Kaamil Ciise anagoo ka tacsi yadaynayna geerida naxdinta le ee ku timid  ho oyadood Faadumo Maygaag Obsiiye, oo ku geeriyooday magaalada hargeysa, waxanu  leen ahay Eebbe samir iyo imaan ha inaga wada siiyo, Marxuumadana Ilaahay janatul Fardowsa ha ka waraabiyo.


Aamiin, Aamiin, Aamiin.

-Aabo muxumad xasan (budle)
-Hooyo Xabiiba Taani,
-Muuse Budle iyo xaaskiisa,
-Ruqiya Budle iyo odaygeeda,
-Dr.Siciid Budle iyo xaaskiisa,
-Sacad Budle iyo xaaskiisa,
-Khadra Budle iyo odaygeeda,
-Faadumo Budle iyo odaygeeda,
-Mustafe Budle.


Dhamaan dadkaasoo kala jooga dunida dacaladeeda waxay Ilaahay uga baryayaan marxuumada inuu naxariistii jano ka waraabiyo ehelkii iyo qaraabadii uu ka tagayna samir iyo iimaan ka siiyo.


Aamiin, aamiin, aamiin, aaniin.




Ruqiya Budle