انا للة وانا الية راجعون

 


 

Anagoo ah dadka magacyadoodu hoos ku qoran yihiin waxaanu halkan tacsi uga  dirayn aa dhamaan Reer Aw Cabdilaahi Muxumed anagoo ka tacsi yadaynayna geerida  naxdin ta le ee ku timid hooyadood Cibaado Aw Mxamuud Taani, oo maanta ku geeriyootay  dal ka Jabuuti, waxanu leenahay Eebbe samir iyo imaan ha inaga wada siiyo, Marxuumadan a Ilaahay janatul Fardowsa ha ka waraabiyo.

Aamiin, Aamiin, Aamiin.



-Aabo muxumad xasan (budle)
-Hooyo Xabiiba Taani,
-Muuse Budle iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa,
-Ruqiya Budle iyo odaygeeda iyo caruurteeda,
-Dr.Siciid Budle iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa,
-Sacad Budle iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa,
-Khadra Budle iyo odaygeeda iyo caruurteeda,
-Faadumo Budle iyo odaygeeda iyo caruurteeda,
-Mustafe Budle.


Dhamaan dadkaasoo kala jooga dunida dacaladeeda waxay Ilaahay uga baryayaan mar xuumada inuu naxariistii jano ka waraabiyo ehelkii iyo qaraabadii uy ka tagtayna samir iyo iimaan ka siiyo.

 


Aamiin, aamiin, aamiin, aaniin.