Inaa lilaahi wa ina ilayhu raajicun. Hooyo Hiba Caydiid

 

 

 


Waxan halkan maanta tacsi tiiraanayoleh uga diraynaa dhamaan reer KOOSAR FAARAX JIRE geerida ku timid hooyadood HIBO CAYDIID waxanu ilaahey uga baryaynaa marxuum ada inuu naxariistii jano ka waraabiyo dhamaan qaraabada, ehelka iyo ubadhey dhashey ba samir iyo iiman ka siiyo aamin aamin aamin
 


Waxa diraya tacsidan Cumar Daarood Xassan iyo Faaisa Jaamac Caabi iyo dhamaan caruu r tooda o kusugan NORWAY
 

 



Omar Darood Hassan

Norway