inaa lilaah wa inaa ilaahu raajucuun انا للة وانا الية راجعون
Anagoo ah dadka magacyadoodu hoos ku qoran yihiin waxaanu halkan ka
tacsi yad aynaynaa geeridii naxdinta lahayd ee ku timid ala ha u
naxariistee marxuun Xusse e n Sheekh
Barkhad Cawaale,oo dhawaan ku geeriyooday magaalada
Arabsiyo, w axanu leenahay Eebbe samir iyo imaan ha inaga siiyo,
Marxuunkana Ilaahay janatul Fardowsa ha ka waraabiyo.Aamiin,
Aamiin,
Aamiin.
-Aabo muxumad xasan (budle)
-Hooyo Xabiiba Taani,
-Muuse Budle,
-Ruqiya Budle,
-Siciid Budle,
-Sacad Budle,
-Khadra Budle,
-Faadumo Budle,
-Mustafe Budle.
-Maxamed sheekh Faarax,
-Faadumo Cabdi Raage,
-Siciid Cabdilaahi,
-Ibraahin Cumar,
-KHadar Jaambiir,
-Mukhtaar Ibraahin Fadan,
-Maxamuud Nuur (xariif),
-Caasha Aw Muxumed C/laahi,
-Mukhtaar Aw Muxumed C/laahi,
-Safiya Sheekh Muxumed Warsame,
Dhamaan dadkaasoo kala jooga dunida dacaladeeda waxay Ilaahay uga
baryayaan marxuun Xuseen Sheekh Barkhad Cawaale inuu naxariistii
jano ka waraabiyo ehelkii iyo qaraabadii uu ka tagayna samir iyo
iimaan ka siiyo.
Aamiin, aamiin, aamiin, aaniin
Ruqiya Budle
|