Marxuum
Xuseen
Ibraahim Xoore
(
Naakhuude )
Anaga oo kala ah
familiyada hoos ku xusan :
-Ilma Cabdilaahi Jireh
iyo qaraabadooda
-Ilma Cali salaan Axmed
Daad iyo qaraabadooda
-Ilma Cumar Carteh Qaalib
iyo qaraabadooda
-Ilma Suldaan Cabdi Qaadir sudaan Cabdillahi
-Ilma Ibraahim Badawi iyo xaasaskooda
-Ilma Xasan Cali Gaas iyo
xaasaskooda
-Ilma Xaaji cagdheere iyo qaraabadooda
-Ilma Cismaan Saban iyo qaraabadooda
-Ilma Nuur Cali iyo
qaraabadooda
-Ilma Maxamed Cali Xandulleh iyo qaraabadooda
-Ilma Guun iyo
qaraabadooda
Waxaan Tacsi u dirayaa Ilma Xoore ileeye oo aan uga tacsiyadeenayno
geeri da ku timid ,Curadkii
reer Xoore Ileeye,
Xuseen Ibraahim Xoore
(
Naakhuude
) oo xalay bishu markay ahayd
11
April 10 , ku geeriyooday magaalada
Jeddah
ee Sucuudi Ar abia.
Waxaan guud ahaan reer
Xoore iyo gaar ahaan
reer Xuseen Ibraahim
Xoore , lee nahay
Samir iyo Iimaan
ilaahay ha idinka siiyo isagana
naxariistii Janno
ka waraab iyo Aamiin.
|