MARXUUM : XASAN XAAJI YUUSUF ROOBLE


 

Anigoo ku hadlaya magacayga , Maxamed Cali Muse , magaca dhammaan daadihiya yaasha  shabakadda wararka ee   LONGLIVESOMALILAND  NEWS MEDIA , waxaan tacsi u diraynaa  , guud ahaan umadda  Somaliland , gaar ahaanna , qoyskii , ehelkii , qaraabadii , asxaabtii , geerida naxdinta iyo tiiraanyada leh ee ku timid ,walaalkeen  MARXUUM XASAN XAAJI YUUSUF ROOBLE, , oo ku geeriyooday  magaala  madaxda  jamhuuriyadda Somaliland ee Hargeysa  .



Waxaan Ilaahay uga baryaynaa danbi dhaaf iyo In Ilaahay  marxuumka  Janno fardawsa ka waraabiyo , dhammaanteenna  Ilaahay samir iyo Iimaan Innnaga siiyo.
 

 




Aamiin                             Aamiin                         Aamiin