marxuum Nuur Caalin Cige Gaboobe

انا للة وانا الية راجعون

 

 


- Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxman,Xaaskiisa & Caruurtiisa
- Engineer Maxamed Cali Muuse , Xaaskiisa & Caruurtiisa
- Engineer Aden Aw Yusuf Caalin , Xaaskiisa & Caruurtiisa
- Professor Suleiman Xasan Caalin , Xaaskiisa & Caruurtiisa
- Professor Jibriil Cali Caqli , Xaaskiisa  & Caruurtiisa
- Engineer Cisman Xasan Caalin Xaaskiisa  & Caruurtiisa
- Engineer Cisman Muumin Xaaskiisa  & Caruurtiisa
- Engineer Farxan Sheekh Axmed , Xaaskiisa  & Caruurtiisa
                   


- Dr Samsam Maxamed Saalax
- Dr Cisman Sheekh Axmed
- Dr Maxamed Xasan Caalin
- Dr Mahdi Jaamac Rooble
- Dr Maxamed Yuusuf Cirro
- Dr Xuseen Muxumed Nuur
- Quman Jibriil Cali Caqli
               


- Cali Muuse ,Xaaskiisa & Caruurtiisa
- Cadar Adan Diiriye
- Foosiya Jaamac Tukaale
- Maxamed Cali Muse
, Xaaskiisa & Caruurtiisa
- Axmednassir Cali Muse
- Cabdirisaaq Cali Muse
(Shiine)
, Xaaskiisa & Caruurtiisa
- Amina Cabdi Cisman
- Siraad Muuse & caruurteeda
- Ibrahim Muuse ,Xaaskiisa & Caruurtiisa
- Maxamuud Muuse ,Xaaskiisa & Caruurtiisa
- Xasan Muuse , Xaaskiisa & Caruurtiisa
- Daauud Muuse ,Xaaskiisa & Caruurtiisa
- Caasha Muuse
(Caasha Baar),Odeygeeda & Caruurteeda
- Maxamuud muuse
(Sanyare),Xaaskiisa & Caruurtiisa
- Cabdi Muuse ,Xaaskiisa & Caruurtiisa
- Asli Cismaan & Caruurteeda
- Saado Cabdi, Xasan Mawliid & Caruurtooda
- Hodan Cabdi Cali & Caruurteeda 


-Samsam Maxamed Saalax,Cabdiqaadir Xaaji Ismaciil Jirde & Caruurtooda
-Mako Caalin Cige & Caruurteeda
-Dhammaan Ilma Maxamed Saalax
-Dhammaan Ilma Caalin Cige
-Jibriil Cali Caqli , Xaaskiisa & Caruurtiisa
-Luula Cabdillahi Jaamac & Odaygeeda
-Amina Cabdillahi Jaamac & caruurteeda
-Xaliimo Cabdillahi Jaamac & Caruurteeda
-Jawaahir Cabdillahi Jaamac & Caruurteeda
-Aw Jaamac Muumin,Xaaskiisa & Caruurtiisa
-Amina Aw Jaamac Muumin, Xasan Mohamed & Caruurtooda
-Maxamed Aw Jaamac Muumin iyo Xaaskiisa
-Farxaan Cabdi Caalin
-Rashiid Cabdillahi Caalin


- Fathiya Ciise Obsiiye & Caruurteeda
- Mustafe Ciise Obsiiye
- Dhammaan Ilma Ciise Obsiiye
- Cisman Sheekh Axmed,Xaaskiisa & Caruurtiisa
- Farxaan Sheekh  Axmed , Xaaskiisa & Caruurtiisa
- Deeqa Sh. Axmed & Odeygeeda
- Shugri Sheekh Axmed & Caruurteeda
- Cabdiraxman Sheekh  Axmed
- Cabdillahi Sheekh  Axmed
- Sheekh Axmed Nuur ,Xaasaskiisa & Caruurtiisa
- Dhammaan Ilma sheekh axmed Nuur Odawaaa
- Dhammaan reer Nuur Odowaa,Xaasaskooda & Caruurtooda
- Maxamed Cumar Nuur,Xaaskiisa & Caruurtiisa
- Cabdirisaaq Cabdillahi Nuur,Xaaskiisa & Caruurtiisa      
    


 - Chief Caaqil Mukhtaar Yusuf Khaliif  Cige Gaboobe (Xaruur)
- Jaamac Suldaan Cabdiraxman,Xaaskiisa & Caruurtiisa
- Cumar Suldaan Cabdiraxman,Xaaskiisa & Caruurtiisa
- Ibraahim Suldaan Cabdiraxman
, Xaaskiisa & Caruurtiisa
- Maxamed Macallin Cumar,Xaaskiisa & Caruurtiisa
- Maxamed Ciise Nijaar,Xaasakiisa & Xaruurtiisa
- Maxamed Aden Muumin & Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
- Cumar Xasan Caalin ,Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
- Axmed Xuseen Kooshin , Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
- Cabdi Raxmaan Ibraahim Buuh ,Xaaskiisa iyo Caruurtiisa 


 

Dadkaas oo dhammaantoodba kala jooga dalka gudihiisa iyo dibaddiisaba, waxay tacsi tiiraanyo iyo murugo leh  u dirayaan, qoyskii,caruurtii,walaaladii,qaraabadii,e helkii,gacalkii iyo asxaabtii uu ka baxay Marxuum Nuur Caalin Cige Gaboobe oo ku geeriyooday magaalada Tog-wajaale ee Dalka Somaliland.

 

Waxaan dhammaantayo Allaha awood leh uga  baryeynaa ,inuu marxuumka  danbi dhaaf u fidiyo , qabriga u nuuro , qabriga u waasiciyo ,  neecaw udgooniyo , ku siiyo naruuro , janno Fardawsana ku abaal mariso, innagana samir iyo iimaan innaga siiy o Aamiin , Aamiin, Aamiin.