Marxuum Mohamoud Ahmed Warsame


 

Anigoo Ah Ahmed Abdullahi Obsiye, kuna hadlaya magacayga,iyo guud ahaan magaca jaaliyadda Reer Norway gaa ahaana qurbajooga, waxaan anagoo ka tiiraanyeysan tacsi halkan uga diraynaa qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan ehelkii uu ka baxay Alla ha u naxariistee Marxuum Mohamoud Ahmed Warsame oo shalay ku geeriyooday shil gaari oo ka dhacay tuulada ina Af madoow oo bariga ka xigta magaalada Burco.


Waxaan kale oon tacsi u diraynaa
Shirkadda Oomaar company oo ka mid ahaa mas'uul sare oo ka tirsan hawl-wadeenada. Waxaan ilaahay uga baryeynaa inuu Janadiisa Fardawsa ka waraabiyo inagana dhammaanteen samir iyo iimaan inaga siiyo. AAMIIN.


Geerido waa xaq oo noole waa dhinte. الذين اذا اصابتهم مصيبة قالوا انا لله وانا اليه راجعون ] " Those who if a disaster/every thing hated struck them they said: "We are to God, and we are to Him returning."
 

Waxaa Tacsida diraya:


-Ahmed Abdullahi Obsiye iyo xaaskiisa, Norway
-Mohamoud Hussein wacays iyo xaaskiisa, Canada
-Yousuf Adan kahin iyo xaaskiisa, London
-Adan Mohamed Tubeec iyo xaaskiisa, England


-Abshir Hassan Tubeec iyo xaaskiisa, England
-Abdi Nour Hersi iyo xaaskiisa, Norway
-Mustafa Omar Warsame iyo xaaskiisa, Sweden
-Ali Abdillahi Bulhan iyo xaaskiisa, Norway


-Abdulkadir Awale Odowa iyo xaaskiisa, Norway
-Abdisalaan Aw ciise maaweel (waberi) iyo xaaskiisa, Norway
-Mohamed Egeh Ute iyo xaaskiisa, Norway
-Mohamed Mohamoud Adan (lenin) iyo xaaskiisa, Norway


-Mohamed Yousuf Guleid iyo xaaskiisa, Norway
-Omer Daroud Xassan iyo xaaskiisa, Norway
-Jama Ali Osman iyo xaaskiisa, Norway
-Ismael Adur iyo xaaskiisa, Norway


-Caasha Muhumad Madar, Norway
-Caasha Muhumad Abdikkahi, Norway
-Abdirahim Omar iyo xaaskiisa, Norway
-Abdirahim Sh. Dauud, Norway


-Mohamed Yousuf Guled iyo xaaskiisa, Norway
-Sh. mohamoud Abdillahi Isse, Norway
-Isse Farah iyo xaaskiisa, Norway
-Ibrahim Daud iyo xaaskiisa, Norway
-Ahmed Abdullahi Obsiye

 


Oslo, Norway