Marxuum : Maxamed Ismaaciil Warsame

 ‘Maxamed Cabaade’
 

 


Dhamaan, Odayaasha, Culamaa’udiinka, Aqoonyahanada, Dhalinyarada iyo qaybaha kale duwan ee Jaaliyadda Somaliland ee ku nool Magaalada Bristol , UK gaar ahaan dadka magacyadoodu hoos ku qoran yihiin waxay Tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Ubadkii, Eheladii, Qoyskii iyo Qaraabadii uu ka geeriyooday Marxuum Maxamed Ismaaciil oo Magaalada Bristol ku geeriyooday habeenimadii Axaddu soo galaysay 28/12/08, waxaanay Ilaahay uga baryayaan inuu Marxuumka Naxariistiisa Jannada ka waraabiyo Iyagaana Samir iyo Iimaan ka siiyo. Aamiin.

1. Xasan Axmed Haaruun
2. Axmed Naasir Xirsi
3. Naasir Odawaa Laare
4. Sh Cali Cawad Abdi
5. Cali Maxamed Rooble
6. Faysal Maxamed Gamadiid
7. Sheekh Maxamed
8. Cumar Maxamed Xasan
9. Axmed Carab Yuusuf
10. Cabdi Raabi Jaamac
11. Cabdillahi Xasan Mataan
12. Saleebaan Maxamed
13. Jaamac Cali
14. Naasir Cabdilaahi Xasan
15. Axmed Cabdi Cumar
16. Maxamed Haybe
17. Muuse Cabdi
18. Farxaan Maxamed
19. Axmed “Cirro”
20. Cali Jaamac
21. Axmed Cabdillhi
22. Cabdalle Cigaal
23. Axmed Bilqasaq
24. Cabdikariim Cawil
25. Siciid Cabdillahi
26. Saleebaan Cali Bile
27. Cali Xirsi “Baxar”
28. Cabdi Yuusuf
29. Cabdirashiid Cabdillahi
30. Cabdirisaaq Maxamed
31. Aadan Askar
32. Koosaar Gahayr
33. Cali Dhalac
34. Cabdiqaadir Ismaaciil
35. Cabdiraxman Xirsi
36. Siciid Suldaan
37. Maxamuud Cadde Gudde
38. Cabdiqaadir Cali Baraar
39. Daahir Cali
40. Deeq Cabdi Wali
41. Geeddi “Xayaaka Allah”
42. Maygaag Oomaar
43. Cali Xasan “Cali Iftiin”
44. Cumar Siyaad
45. Axmed Ciise Cawaale
46. Xasan Xuseen Shide
47. Macallin Daahir
48. Cabdi Gamuute
49. Haybe Maxamed
50. Xuseen Caydiid
51. Ciise Xuseen
52. Yuusuf Cismaan
53. Cabdixakiim X Yusuf
54. Cabdi Wahaab
55. Axmed Ducaale
56. Cali Shaacuur
57. Cali Maxye


Ilaahay Marxuumkan iyo Kuwa kale ee Islaamkaba ha u wada Naxariisto.


 




Aamiin                             Aamiin                         Aamiin

 

 

 

 

 

 

 

By: Axmed Naasir Xirsi Maxamed