Marxuum Cali Maxamed Guuleed
( Cali
Marshal )
Anigoo ku hadlaya magacayga , Engineer Maxamed Cali Muse , magaca dhammaan hawl wadeenada Bahda LONGLIVESOMALILAND NEWS MED IA , oo ku kala sugan dunida dacaladeeda, waxaan tacsi u diraynaa , qo yskii marxuumka, caruurtiisii, walaaladii, qaraabadii,xigaalkii,tolkii , ga calkii,dhammaan shacbiga reer Somaliland,xisbiga Kulmiye iyo taageer ayaashiisaba , geerida naxdinta iyo tiiraanyada leh ee ku timid walaal keen , Marxuum Cali Maxamed Guuleed ( Cali Marshal ),oo shil gaadhi oo ka dhacay magaalada Berbera, maalintii Khamiista, Auguest 6 2009, ku geeriyooday.
Engineer Mohamed Ali Muse (Farshaxan)
|