Marxuum Cabdillahi Oomar Cawaale

 

Waxanu tacsidan u diraynaa dhamaan eheladii iyo Qaraabadii u ka geeriyooday Marxum Cabdillahi Oomar Awale.

Waxan halkan tacsi tiiranyo uga dirayna dhamaan eheladii iyo qa raabadii iyo caruurtii iyo xaaskii u ka geeriyooday alle naxariistii jano ha ka waraabiye Marxum Cabdillahi Oomaar Cawaale, oo ku geeriyooday magaalada Hargeysa soomaliland.

Waxa diraya tacsidan dhamaan xubnahan hoosta ku xusan oo leh naxariista eebe ku jano gal aamin aamin aamin.

-Omar Daarood Xassan
-Axmed X. Noor
-Jama Cali Cisman
-Maxamed Aden Liilan
-Axmed Cawad Ismail
-Maxamed Abdillahi Obsiye
-Hassan Macalin
-Maxamed Cali Ayatulla
-Abdixakiim Tahar Sulub
-Osman M. Obsiye (
Osman Greek)
-Axmed Jama (
Tabtiile)
-Said (
Qaran)
-Oday HURE
-Maxamed Jama Dhiif
-Ali Maxamoud Noor
-Sulub Ismail X. Warsame
-Maxamed Tahar Sulub
-Ismail Aduur
-Ibrahim Daud (
Ibrahim Ski)
-Maxamed Yousuf Guleed
-Issa Farah
-Ali Hussein
-Ali Cidin
-Ibrahim Foodcade
-Maxamed Qoolcaday
-Hassan Rashid A. Oomar
-Nasir Musa Ismail
-Rashid Musa Ismail
-Sh. Maxamoud Abdillahi Issa
-Rashiid Looyar
-Abdi Nabadiid
-Abdillahi Suleman Bide
-Abdirazaq Fadal
-Osman Ibrahim (
Osman Taanuum)
-Faisal Abdi (
Fasial Kacaan)
-Hassan Looyar
-Ibrahim Musa (
Ibrahim Dheere)
-Maxamed Abdi Go'case
-Axmed Mandale
-Axmed Khawaaje
-Abdiraxman Maraaci
-Maxamed Abdi
-Oday Carab
-Maxamoud Koosar Awad
-Abdisalan Waabari
-Maxamed Hussein Daarood
-Maxamed Cute
-Maxamed Aden (
Aamusane)
-Shiine Odwa iyo dhamaan bahda xawaalad Qaran
-Said Bare Weerar
-Said Maxamed Aamin
-Abdi Koosar
-Maxamoud Ali Caamir (
Tayuub)
-Khalid Xassan Tamuuje
-Mustafe Tahar Suulub
-Ruush Abdillahi Cade
-Abdillahi Aden Cade
Abdiqadir Cawaale
-Maxamed Diifow
-Ismil Qase
-Abdi Noor Hersi
-Hassan Yuusuf Guuleed
-Abdi Omar (
Abdi Dheere)

Dhamaan waxey tacsidaaasi ka soo dirayan dalka
Norway, waxa yna marxuunka ilaahey uga baryayaan inuu janadii fardowsa ka waraabiyo

 

 

AMIiN  AMIiN   AMIiN


 

 

 

By:Omar Daarood Xassan