Marxuum Axmed Xaaji Daahir (Bidaar)
Anigoo ku hadalaya magaceyga iyo ka xaaskeyga iyo caruurteydaba
w axanu halkan tacsi
tiiranyo leh uga dirayna
dhamaan eheladii
iyo qara abadii iyo caruurtii iyo xaaskii u ka geeriyooday
alle naxariistii jano ha ka waraabiye marxuum
AXMED XAAJI DAAHIR - BIDAAR
o runtii ahaa saaxib
qaali ah.
Waxan ilaahey uga baryayaa
inuu janatul fardowsa
ka waraabiyo
dha maanteenna
naxariistii jano inaga siiyo
Aamiin ,
Aamiin, Aamiin.
Omar Daarood Xassan
Norway
|