MARXUUM: AXMED MUUSE GEEDI (SANJAB)


 

Anigoo ku hadlaya magacayga , Maxamed Cali Muse , magaca dhammaan hawl wadeenada Bahda  LONGLIVESOMALILAND  NEWS MEDIA , waxaan tacsi  naxdin  iyo tiiraanyo leh u diraynaa qoyskii,eheladii,gacalkii,asxaabtii  iyo  dhamaan shacbiga reer Somalilandba  , geerida ku timid walaalkeen Axmed Muse Geedi (Sanjab) , oo ku geeriyooday Magaalada Hargeysa.

Marxuumka ,Axmed Muse Geedi (Sanjab), waxaa si  heer Qaran ah loogu aasay Magaala Madaxda Gobolka Gabiley ee Gabiley.


Waxaan Ilaahay uga baryaynaa ,
danbi dhaaf iyo In Ilaahay  marxuumka   Janno fardawsa ka waraabiyo , dhammaanteenna  Ilaahay samir iyo Iimaan Innnaga siiyo.
 

 




Aamiin                             Aamiin                         Aamiin

 

 

 

 

 

Engineer: Maxamed Cali Muse