MARXUUM: AXMED MUSE GEEDI (SANJAB)


 

 

Waxanu tacsi u dirayna dhamaan eheladii iyo xaaskii iyo caruurtii u ka geeriyooday A. Musa Geedi - Sanjab

Anagoo kala ah dadkan hoosta ku xusan waxanu tacsi u dirayna dhamaan eheladii iyo qaraabadii iyo xaaskii iyo caruurtii u ka geeriyood alle ha u naxariiste marxuum Axmed Musa Geedi (Sanjab) oo xalay ku geeriyooday magaalada Hargeysa, waxan leenahay marxuunkaasi ilaahey naxariistii jano fardosa ha ka waarabayo dhamaanteenna samir iyo iiman ha inaga siiyo. aamin aamin aamin




Waxa diray tascida dhamaan xubnahan hoosta ku qoran


-Cumar Daarood Xassan iyo xaaskiisa
-Jamac Ali Cisman iyo Xaaskiisa
-Axmed Xaji Noor iyo Xaaskiisa
-Xassan Maacalin iyo Xaaskiisa
-Maxamed Ali-Ayatul iyo xaaskiisa


-Maxamed Aden - Liilan iyo Xaaskiisa
-Axmed Abdillahi Osbiye iyo xaaskiisa
-Maxamed Yussuf Guuleed iyo Xaaskiisa
-Abdisalan Waabari iyo Xaaskiisa
-Ali Bulahan iyo xaaskiisa


-Abdi Aden - Bigeys iyo xaaskiisa
-Said Bare weerar iyo xaaskiisa
-Ibrahim Daaudi iyo Xaaskiisa
-Sulub Ismail X. Warsame iyo Xaaskiisa
-Ali Maxamoud Noor iyo Xaaskiisa


-Abdikadir Awale - John iyo Xaaskiisa
-Maxamed Diifow iyo xaasaskiisa
-Maxamed Tahar Sulub iyo xaasaskiisa
-Sh. Maxamoud Abdillahi Issa iyo xaaskiisa
-Ismail Adur iyo xaaskiisa


-Ismail Qase iyo xaaskiisa
-Rashid Looyar iyo Xaaskiisa
-Hassan Looyar iyo xaaskiisa
-Ahmed Hashi
-Ruush Cabdillahi-cade iyo Xaaskiisa


-Maxamed Aden - aamusane iyo xaaskiisa
-Xassan X. Waraabe cade iyo xaaskiisa
-Mahad X. waraabe cade iyo xaaskiisa
-Shiine Odowa iyo xaaskiisa iyo dhamaan shaqaalaha xawaalada qaran (Oslo)
-Ciise Faarax iyo xaaskiisa


-Axmed Qoorweyne iyo xaaskiisa
-Abdi M. Madar - Abdigujis iyo xaaskiisa
-Ibrahim Musa
-Mustafa Tahar Sulub
-Abdi Koosar iyo xaaskiisa
-Maxamoud Koosar iyo xaaskiisa
-Maxamoud Cali Tayuub caamir
-Abdi Noor Hersi iyo xaaskiisa


Waxanu dhamaan ilaahey uga baryaynaa marxuunkaasi inuu Axmed Musa Geedi inuu janadii fardosa ka waaraabiyo dhamaanteena samir iyo iiman ka siiyo .
 

 




Aamiin                             Aamiin                         Aamiin

 

 

 

 

 

By:Cumar Daarood Xassan