SENIOR ECONOMIST MARXUUM AHMED MUSE GEEDI

 (SANJAB)
 


Aniga oo ku hadlaya magacayga iyo kan
Jaaliyadda Norway ee reer Somali la nd waxaan TACSI TIIRAANYO u diraynaa marka hore Qoyskii, Qaraab adii, Ehelkii iyo asxaabtiisii gudo iyo debadba iyo dhammaan ummadda So maliland meel kaste oo ay joogaan oo uu ka geeriyooday Marxuum Ahmed Mouse (sanjab) oo ahaa qof bulshada qaali ku ah.

Inaa Lilaahi wa ina ilayhi raajicuun. EEBBE ha u naxariisto, janadiisa fardawsa ka waraabiyo. Inagana Ilaahay Samir iyo iimaan ha inaga siiyo. Noole waa dhinte, geeriduna waa xaq.



-Eng. Ahmed Abdullahi Obsiye
-Abdukkadir Awale Odawa iyo zaaskiisa
-Abdisalaan Aw Ciise Maaweel iyo xaaskiisa
-Mohamed Egeh Cute iyo xaaskiisa
-Mohamed Ali Ahmed iyo xaskiisa

 
-Yousuf Mouse iyo xaaskiisa
-Ali Abdullahi Bulhan iyo xaaskiisa
-Ahmed Ibrahim Ainan
-Mohamed yousuf Guleid iyo xaaskiisa
-Mohamed Abdillahi Difoo iyo xaaskiisa
-Abdirahim Omer iyo xaaskiisa
-Fatumo Abdi warmahaye


-Faisal Yousuf Raage dhidar
-Awal Yousuf Raage Dhidar
-Abdi.amin Dahir Abdullahi Obsiye
-Jama Ali Osman
-Omar Darood
 




Aamiin                             Aamiin                         Aamiin

 

 

 

 

 

By: Engineer Ahmed Abdullahi Obsiye