Tacsi : Geerida Ambassador

Dr. Ahmed H.Hassan

 انا للة وانا الية راجعون

 

Anigoo Ah Ahmed Abdullahi Obsiye, kuna hadlaya magacayga,iyo guud aha an magaca jaaliyadda Reer Norway, waxaan anagoo ka tiiraanyeysan tacsi halkan uga diraynaa qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan ehelkii uu ka baxay Alla ha u naxariistee Marxuum Dr. Ahmed H.Hassan oo dhawaan ku  geeriyo oday dalka shiinaha oo uu safiirka Djibouti ka ahaa.

Waxaan ilaahay uga baryeynaa inuu Janadiisa Fardawsa ka waraabiyo inagana dhammaanteen samir iyo iimaan inaga siiyo. AAMIIN.Guud ahaan reer Hersi Hassan, gaar ahaan walaalahayn Mohamoud iyo Mukhtaar waxaan leenahay samir iyo iimaan ilaahay ha idinka siiyo walaalkiin DR. AHMED, Geerido waa xaq oo noole waa dhinte. "Those who if a disaster/every thing hated struck them they said: "We are to God, and we are to Him returning." انّا للہ و انّا الیہ راجعون. AAMIIN

Waxaa Tacsida diraya:

-
Ahmed Abdullahi Obsiye iyo xaaskiisa, Norway
-Mohamoud Hussein wacays iyo xaaskiisa, Canada
-Yousuf Adan kahin iyo xaaskiisa, London
-Adan Mohamed Tubeec iyo xaaskiisa, England
-Abshir Hassan Tubeec iyo xaaskiisa, England


-
Abdi Nour Hersi iyo xaaskiisa, Norway
-Mustafa Omar Warsame iyo xaaskiisa, Sweden
-Ali Abdillahi Bulhan iyo xaaskiisa, Norway
-Abdulkadir Awale Odowa iyo xaaskiisa, Norway
-Abdisalaan Aw ciise maaweel (waberi) iyo xaaskiisa, Norway


-Mohamed Egeh Ute iyo xaaskiisa, Norway
-Mohamed Mohamoud Adan (lenin) iyo xaaskiisa, Norway
-Mohamed Yousuf Guleid iyo xaaskiisa, Norway
-Omer Daroud Xassan iyo xaaskiisa, Norway
-Jama Ali Osman iyo xaaskiisa, Norway


-Ismael Adur iyo xaaskiisa, Norway
-Caasha Muhumad Madar, Norway
-Caasha Muhumad Abdikkahi, Norway
-Abdirahim Omar iyo xaaskiisa, Norway
-Abdirahim Sh. Dauud, Norway


-Mohamed Yousuf Guled iyo xaaskiisa, Norway
-Sh. mohamoud Abdillahi Isse, Norway
-Isse Farah iyo xaaskiisa, Norway
-Ibrahim Daud iyo xaaskiisa, Norway
-Ahmed Abdullahi Obsiye Oslo, Norway




Aamiin                             Aamiin                         Aamiin

 

 

 

 

 

By:Ahmed Abdullahi Obsiye