MARXUUM XASAN CISMAN SABAN

 


Maxamed C/qaadir Axmed, Xamse Maxamuud Maxamed, Sacad Muse Cabdi, Jaamac Cabdi Aad an, Mukhtaar C/raxmaan Cali, Maxamed C/qaadir Jaamac, Mubaarig Maxamed Xuseen, C/raxm aan Bashiir Maxamuud, C/rashiid C/laahi Dalmar, Guuleed Kayse Ismaaciil, C/fatax Saxardiid C abdi, Ismaaciil Maxamuud Nuur, Khadan Maxamuud C/laahi, Asma Mahdi Xasan, Hoodo Maxamu ud Yuusuf, Aamina Maxamed Cali, Ayaan Haybe Ismaaciil, Sabaax C/ladiif Ismaaciil.



Dhamaan Ardeydan oo ka tirsan Ardeyda Jaamacada Hargeysa Kuliyada Sceince-ka Fasalka 1E waxa ay Tacsi u dirayaan Macalinkooda Axmed Cismaan Saban, iyaga oo ka Tacsiyadaynaya Geeridii ku timid Walaalkii Xasan Cisman Saban.



Waxaanay ILAAHAY uga barayayaan in uu Marxuumka Naxariistii Jano ka waraabiyo Ehelkii iyo Qaraabadii uu ka baxayna Samir iyo Iimaan ka siiyo
 

 

 


Aamiin Aamiin Aamiin