MARXUUM MAXAMED CALI DAAHIR

 

 

Hay'adda samo-falka ee Tog-wajaale Foundation  (TWF),waxay tacsi tiira anyo , murugo iyo xanuun badan leh u diraysaa, qoyskii, caruurtii, ehelkii , qaraabadii, xigaalkii , gacalkii & asxaabtii  uu ka baxay walaalkeen,marx uum Maxamed Cali Daahir, oo ku geeriyooday caasimadda Somaliland ee  Hargeysa.



Waxaan Allaha awooda leh uga baryeynaa, inuu marxuumka,
Maxamed Ca li Daahir, naxariistii janno Fardawsa ka waraabiyo, danbi dhaafna u fidiyo , iilka u nuuro , neecaw udgooniyo , ku siiyo nar uuro, dhammaanteena sa mir iyo iimaan innaga siiyo, aamiin aamiin, aamiin.









Tog-wajaale Foundation ( TWF )

 

 


 

MARXUUM MAXAMED CALI DAAHIR

 

 


Aniga oo ah
Maxamed Yuusuf Buux, Marwadeyda Xaliimo Cabdi Obsiiye iy o Caruurtaydu waxaanu tacsi tiiraanyo leh u diraynaa Reer Aw Cali Daah ir Geeridii-naxdinta lahayd ee ku timid Innankoodii Marxuum Maxamed A w Cali Daahir oo ku geeriyooday Caasimada Somaliland ee Hargeysa.

Waxaanu ilahay uga baryeynaa inuu Marxuumka
Janadii fardowsa ka war aabiyo Qoskii iyo qaraabadiina samir iyo iimaan ka siiyo. amiin amiin.

 

 



Maxamed Yuusf Buux

 

 

 


 

MARXUUM MAXAMED CALI DAAHIR

 

 


Anagoo ah dadka magac yadoodu hoos ku qoran yihiin waxaanu tacsi u di raynaa dhamaan
reer Cali Daahir meelkastoy joogaanba anagoo ka tacsi yadaynayna geerida ku timid Maxamed Aw Cali Daahir oo shalay ku geeri yooday magaalada Hargeysa,waxanu leenahay Dhamaantayo Eebbe samir iyo imaan ha inaga siiyo, Marxuunkana Ilaahay  janatul Fardowsa ha ka w araabiyo. Aamiin, Aamiin, Aamiin.



Aabo muxumad xasan (budle)
Hooyo Xabiiba Taani Ducaale,
Muuse Budle iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa,
Ruqiya Budle iyo odaygeeda iyo cayuurteeda,
Siciid Budle iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa ,
Sacad Budle iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
Khadra Budle iyo odaygeeda iyo caruurteeda,
Faadumo Budle iyo odaygeeda iyo caruurteed,
Mustafe Budle.
 


Dhamaan dadkaasoo kala jooga dunida dacaladeeda waxay Ilaahay uga baryayaan in uu naxariistii jano ka waraabiyo marxuun Maxamed Aw Cali Daahir intii uu ka tagtayna samir iyo iimaan Eebe ha ka siiyo.
Aamiin,
aamiin, aamiin, aaniin.
 

 

 


 

MARXUUM MAXAMED CALI DAAHIR

 

 

Anigoo ku hadlaya magacayga,Eng. Maxamed Cali Muse iyo ka dhammaan Bahda Timacade News Network (TNN) , ee ku kala sugan dunida dacalade eda,waxaan tacsi tiiraanyo , murugo iyo xanuun badan leh u diraynaa, qoy skii, caruurtii, ehelkii , qaraabadii, xigaalkii & asxaabtii  uu ka baxay wala alkeen,marxuum Maxamed Cali Daahir, oo ku geeriyooday caasimadda So maliland ee Hargeysa.

 

Waxaan si gaar ah uga tacsiyadeynaynaa Tafatiraha Guud ee Shabakada Gabiley News, Siciid Cali Daahir (Sacad Gurey),oo ay marxuumka walaalo ahaayeen.



Waxaan Allaha awooda leh uga baryeynaa, inuu marxuumka,
Maxamed C ali Daahir naxariistii janno Fardawsa ka waraabiyo, danbi dhaafna u fidiy o, iilka u nuuro , neecaw udgooniyo , ku siiyo nar uuro, dhammaanteena sam ir iyo iimaan innaga siiyo, aamiin aamiin, aam iin.









Maamulka Timacade News Network TNN
 

 

 


 

MARXUUM MAXAMED CALI DAAHIR

 


Dhamaan Hawladeenada, Wariyeyaasha iyo Dhamaan Shaqaalaha S
habak ada Wararka ee Gabiley news Meel kasta oo ay kala joogaan Waxay Tacsi Tiiraanyo leh udirayaan Dhamaan Qoyska Reer Cali Daahir oo uu ka Geeri yooday Xalay Marxuum Maxamed Cali Daahir oo ku Geeriyooday Magaala da Hargeysa.
 


Waxaanu si gaar ah uga Tacsiyadaynaynaa
Tifatiraha Guud ee Shabakada Caalamiga ah ee Gabiley news Sacad cali Daahir (Sacad Gurey) Geerida ku Timi walaalkii Maxamed Cali Daahir oo ahaa nin Ganacsade ah oo aad ehl u diin u ah, Waxaanu illaahay uga Baryaynaa Inuu Marxuumka Jannadii F ardawsa ka Waraabiyo, Dhamaan Qoyska iyo Qaraabada uu ka baxayna Samir iyo iimaan ka siiyo.



sidoo kale Waxaa Tacsi Tiiraanyo leh u diraya Qoyska marxuumka


Wariye Nimco Samriye, Wariye Naasir Aadan (Nawaa), Mustafe Janaale, Khaalid Xaabse, Mustafe Future, Maxamed Boosh, Saddaam maxamed, C/shakuur X.Maxamuud Muuse (Heersare), Wariye C/qaadir Carab , C/qani Baynax Dhamaantood Waxay TAcsi Tiiraanyo leh udirayaan
Tifat iraha Guud ee Shabakada Gabiley.net Siciid Cali Daahir (Sacad Guray) oo Walaalkii Marxuum Maxamed Cali Daahir ku Geeriyooday Magaalada Har geysa, waxay illaahay uga Baryayaan in uu marxuumka Naxariistii janno illaahay ka Waraabiyo. Dhamaanteena Samir iyo iimaan inaga Siiyo. Aamiin