Marxuum idiris rooble
انا للة وانا الية راجعون
Anigoo ku hadlaya magacayga,
Eng. Maxamed Cali
Muse iyo ka
dhammaan Bahd a
Timacade News Netw
ork
(TNN)
, ee ku kala sugan
dunida dacaladeeda,waxa an tacsi tiiraanyo leh u
diraynaa , Madaxa
Shabakadda Caalamiga
ah ee
Timaca de News
,
laanta Dalka
Ingiriiska
, walaalkayo
,Dr.
Mahdi Jaamac Rooble,
oo ad eerkii,
Idiris Rooble, ku geeriyootay magaalo madaxda
Jamhuuriyadda
Somalil and ee
Hargeysa.
Waxaan tacsi taa la mid ah iyana aan u diraynaa,
qoyskii,
ehelkii,qaraabadii,
xig aal kii,gacalkii,
asxaabtii
iyo dhammaan
tafiirtii
Idiris Rooble
,
meel kasta oo ay joo gaanbba .
Waxaanu Allaha awoodda leh
uga baryeynaa , inuu marxuumka ,
Idiris Rooble,
naxariistii
janno Fardawsa ka waraabiyo,
danbi dhaaf
u fidiyo,
iilka u nuuro
, ne ecaw
udgooniyo ,
ku siiyo
n aruuro,
innagana
samir iyo iimaan innaga siiyo,
aa miin , aamiin
,
aamiin.
Maamulka
Timacade News
Network
(TNN)
|