MARXUUM DAAUUD OBSIIYE CAMIR

 

 


 


Anigoo ku hadlaya magacayga, Eng. Maxamed Cali Muse iyo ka dhammaan Bahda Timacade News Network (TNN) , ee ku kala sugan dunida dacaladeeda,waxaan tacsi tiiraanyo leh u dir aynaa qoyski , caruurtii , ehelkii , qaraabadii , xigaalkii , gacalkii  & asxaabtii uu ka baxay mar xuum Daauud Obsiiye Camir, oo degmada Gabiley ku geeriyooday.

Waxaan si gaar ah uga tacsiyadeynaynaa  reer Maxamed Yuusuf  Buux & Marwadiisa, Xalii mo Cabdi Obsiiye , oo marxuumku Adeer u ahaa.


Waxaanu Allaha awooda leh uga baryeynaa inuu marxuumka,Daauud Obsiiye Camir, naxarii stii janno Fardawsa ka waraabiyo, danbi dhaafna u fidiyo, iilka u nuuro , neecaw udgooniyo , ku sii yo naruuro, dhammaanteenna samir iyo iimaan innaga siiyo, aamiin ,aamiin, aamiin.









Timacade News Network TNN