Geeridu waa xaq oo Eebbaa xagiisa laga soo hayaamay, isagaana xagiisa loo qululayaa

 

 

Dhammaan dadka hoos magacyaantoodu hoos ku qoran yihiin, waxay tacsi iyo baroor diiq u dirayaan Yoonis Cali Nuur iyo dhammaan tafiirtii Cali Nuur Sugaal oo dhawaan ku geeriyoodey magaalada Hargeysa.

Waxay Eebbe uga baryayaan in uu iyagana samir iyo Iiman ka siiyo, isagana Ilaahay naxariistii janno ka waraabiyo.

 


1. Xasan Maxamud Cige
2. Cabdillaahi Ibrahim seed
3. Cali Axmed Haybe
4. Maxamed Cali Hurre
5. Adan Cusman
6. Maxamed Caydiid
7. Maxamed Xasan Warsame