Marxuum Adan Maxamed Mire (Waqaf) oo ku geeriyooday cusbitaal ku yaalla Dalka Malaysia
 

 

Kuala Lumbur (Malaysia)-Rabbi naxariistii janno Fardawsa ha ka waraabiye,waxaa cusbitaal ku yaalla Dalka Malaysiya ku geeriyooday,marxuum Aadan Maxamed Mire (Waqaf),oo xaalad caafi maad darro ah  oo la soo deristay awgeed  dalkaa u tagay.



Dhammaanba hawl wadeenada shabakadda Caalamiga ah ee Timacade News ,ee ku sugan dunida dacaladeedu ,waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaa,dhammaan qoyskii, ehelkii, qaraabadii iyo shaca bka Somaliland ,ee uu ka baxay Marxuum Aadan Maxamed Mire (Waqaf).

 

Waxaana Allaha awooda leh uga baryaynaa, inuu marxuumka, Aadan Maxamed Mire (Waqaf),na xariistii janno Fardawsa ka waraabiyo,danbi dhaafna u fidiyo,dhammaanteenna samir iyo iimaan innaga siiyo,aamiin.

 

 



Timacade News Desk
Kuala Lumbur,Malaysia